QIIMAHA CUNTADA QUUTUL DARUURIGA AH EE SOOMAALIYA
Muqdisho Bur 50kg = $ 24.8 Bariis 50kg = $26.8 Baasto 10kg =$9.4 Sokor 50kg = $38.8 Saliid 20 litir = $28.6 Baydhabo Bariis 50kg = $27 Sokor 50kg = $40 Bur 50kg = $ 24.4...
Read moreMuqdisho Bur 50kg = $ 24.8 Bariis 50kg = $26.8 Baasto 10kg =$9.4 Sokor 50kg = $38.8 Saliid 20 litir = $28.6 Baydhabo Bariis 50kg = $27 Sokor 50kg = $40 Bur 50kg = $ 24.4...
Read moreSoomaalida ayaa kala gedisan iyadoo qaar ay kor u kaceen todobaadkaan, hadaan wax ka soo qaadno aan ku horayno magaalada Burco oo saylada xoolaha ugu weyn geeska Afrika. Magaalagada Gaarisa...
Read moreIsbitaalka guud ee magalada Laascaanood qaybtiisa Qaaxada ayaa waxa haysata cuno iyo daawo la’aan daran, iyadoo arrintan ay sababtay in qaar badan oo kamid ah bukaanidii jiifay qeybta qaaxada ay isaga baxeen...
Read moreQiimaha xoolaha qaybo badan oo kala gedisan oo ka tirsan dhulka Soomaalida hadaan wax ka soo qaadno aan ku horayno magaalada Burco oo saylada xoolaha ugu weyn geeska Afrika. ...
Read moreDadka deegaanka Taleex ee gobolka Sool ayaa waxaa dhibaato xoogan ay ka haysataa helitaanka biyaha, iyadoo ilaha biyaha ee ay heli karaan ay yihiin ceelal facweyn oo muddo hore la qoday. Ceelka ugu facaweyn...
Read moreIyada oo meelo kala duwan oo xeebaha Somalia lagu arko arimo layaab leh sida kalluuun bakhtiyey ama waxyaalo ayaa waxa maalmahan dadka ku dhaqan magaalada Berbera la fajaceen xayawaanka casaanyada...
Read moreQiimaha raashinka quutal daruuriga ayaan wax badan is bedelin iyadoo meelaha qaar cuntada qar qimaheedu kordhay sida magalada Burco qaar kalena hoos u soo dhacay sida Kismaayo, Cabdiqani Axmed Gadow...
Read moreWasaaradda beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Soomaaliya, ayaa markii ugu horraysay sheegtay inay dib uga furtay dekedda weyne ee Muqdisho xafiiskii qaabilsanaa dhoofinta xoolaha ka dib 22 sano oo howshiisii...
Read moreQaar ka mid ah dadkii ugu darnaa ee ku dhaawacmey duqeyntii diyaaradaha Kenya ay ka geysteen deegaanka Ceelcadde ayaa xaaladdooda Caafimaad laga deyrinayaa, ka dib markii 3 ka mid ah...
Read moreTiro dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ku jirtay ayaa meydadkooda laga helay xeebaha wadanka Liibiya, doon ay saarnaayeen tiro ku dhow 50 Soomaali ah oo saarnaa doonta kana baxday xeebaha Tripoli...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo