Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

DADKA TALEEX OO CODSADAY IN LOO DAYACTIRO CEEL

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 31, 2012
in Masiibooyinka
0
DADKA TALEEX OO CODSADAY IN LOO DAYACTIRO CEEL
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka deegaanka Taleex ee gobolka Sool ayaa waxaa dhibaato xoogan ay ka haysataa helitaanka biyaha, iyadoo ilaha biyaha ee ay heli karaan ay yihiin ceelal facweyn oo muddo hore la qoday.

Ceelka ugu facaweyn deegaanka Taleex oo kamid ah ceelal ay dhiseen daraawiishtii xiligaa maamulaysay dhulkaas ayaa waxa uu ku yaallaa meel aan sidaassilsilada Sayid Maxamed  iyo xaruntii loo yiqiin daar ilaalo oo aan iyadu ka fogeyn ceelka goobta uu ku yaal.

Cabdillaahi Sugule Sasan oo kamid ah dadka deegaanka ayaa radio Ergo uga waramay dhibaatada ka haysata helitaanka biyaha, isagoo tilmaamay in hadda ceelkaas biyaha lagaga lagaga cabo xargaha dawliska ah. waxaana uu codsaday in gacan laga siiyo sidii dhibaatadaas wax looga qaban lahaa.

“Gacmaha ayaan ku dhaansanaa dhibaato weyn  baan  ku qabnaa habkaas, waana mid dheer oo lagu daalayo xiliga laga dhaaminayo, oo aysan dadka waa weyn oo jilicsan aysan awoodin”,

Dadka deegaanka ayaa sidoo kale walaac ka muujiyay khatarta ceelkaas oo sababi kara in ay dad ku dhintaan kadib markii dhawaan saddex gabdhood ay damceen in ay biyo ka dhaansadaan,  deedna ay ku dhaceen.

Cabdikariin Olol/MH/MG

Previous Post

BEERALEYDA BAARDHEERE OO GOOSTAY TABACII UGU HOREEYAY MUDDO SANADO AH

Next Post

SAAMAYN COLAADAHA AY KU YEESHEEN GOOBAHA GANACSIGA IYO WAXBARASHADA DHUUSAMAREEB

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
SAAMAYN COLAADAHA AY KU YEESHEEN GOOBAHA GANACSIGA IYO WAXBARASHADA DHUUSAMAREEB

SAAMAYN COLAADAHA AY KU YEESHEEN GOOBAHA GANACSIGA IYO WAXBARASHADA DHUUSAMAREEB

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo