Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

SAAMAYN COLAADAHA AY KU YEESHEEN GOOBAHA GANACSIGA IYO WAXBARASHADA DHUUSAMAREEB

admin by admin
January 31, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
SAAMAYN COLAADAHA AY KU YEESHEEN GOOBAHA GANACSIGA IYO WAXBARASHADA DHUUSAMAREEB
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxaa wali muuqanaaya raadadkii ay reebeen dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada xarunta u ah gobolka Galgaduud ee Dhuusa mareeb,waxaa wali xiran oo aan shaqaynin xarumihii waxbarashada iyo gooba ganasi oo ay ku noolaayeen dad badan oo kamid ah dadka ku nool magaalada Dhuusa mareeb ee gobolka Gal gaduud, Dagaaladan oo joogta ka noqday gobolka ayaa cuuryaamiyay noloshii iyo ganacsigii dadka rayidka ah mana jiraan ilo ay dadku ka helaan nolol maalmeedka.

“Waxaa kala go,ay khudaartii aan iibin jirnay ,ma jiraan dad wax naga iibsada ,ganacsigeenu waxaa uu noqday mid gaabis ah waxaana taasi ugu wacan dagaalada ku soo noqnoqday magaalada”sidaana waxaa idaacadda ERGO u sheegtay mid kamid ah haweenka ka ganacsada qudaarta degmada Dhuusa mareeb, haweeneydaan ayaa intaasi sii raacisay in ay ka codsanayaan dhinacyada  ku dagaalamaya magaalada in ay dagaalada ka joojiyaan si dadku ay u helaan fursad ay ku ganacsadaan  si ay u noolaadaan.

Badi shacabki deganaa degmada waxaa ay u carareen magaalooyin ay kamid yihiin Caabud waaq,  Guriceel,Xanan buure,iyo goobo kale mana jiraan cid aan wax ka iibino sidaana waxaa Radio ERGO u sheegtay Xaawa Cabdulle Barre  oo iyadu kamid ah haweenka meherada ganacsi ku leh degmada Dhuusa mareeb ee xarunta gobolka Gal gaduud.

Sidoo kale kale degmada dhuusa mareeb waxaa xirmay xarumihii waxbarashada eek u yaalay degmada sababa la xirrira dagaalada ku soo noqnoqday halkaasi ardaydii wax ka baran jirtay dugsiyadana waxay u qaxeen goobo ka baxsan magaalada si ay dagaalada uga badbaadaan, wariye katirsan idaacadda ERGO oo booqday halka loo yaqaano Laanta dheer oo qiyaastii magaalada Dhuusa mareeb dhanka bari kaga toosan 10km   ayaa waxaa uu halkaasi kula kulmay qaar ka mid ah ardaydii wax ka baran jirtay dugsiyada ku yaala degmada Dhuusa mareeb waxaana uu sheegay in ardaydii uu halkaasi kula kulmay ay ka muuqatay baahi waxbarasho isagoona soo sheegay in ardaydaasi ay dhammaantoodba codsanayeen in dib loogu furo xarumahoodii waxbarasho.

“Dhibaatada ugu weyn ee shaqsi ahaan aniga I haysata waxay tahay dugsigii sare oo aan ii dhamaanin ayay dugsiyadii naga xirmeen, Nolosha meeshaan waa baadiyo biyo mala,han magaalada marki aan joognay waxaan ka heli jirnay meel aan kaga gabano xabadda laakiin halkaani malahan oo waa banaan ”sidaana waxaa ERGO u sheegay  Kamaal Maxamad Cali ,oo ka mid ahaa arday uu wariyaheenu kula kulmay halka lagu magacaabo Laanta dheer.,

Lama qiyaasi karo dhibaatada ay shacabku qabaan waa dagaalo qaab daran oo marba dib u soo laabanaya kuwaasoo dadka ku qasbay in ay ka cararaan magaalada inta kale eek u hartayna ay noqdaan kuwa cabsi ku jooga ,laakiin waxaan rajaynaynaa in uu ALLAAH naga idleeyo colaada ,si aan nabad iyo barwaaqo ugu noolaano dhulkeena sidaasina waxaa ERGO u sheegay Nabaddoon Ciise Maxamuud Maxamed oo isagu ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Dhuusa mareeb ee xarunta gobolka Gal gaduud.

Si kastaba ha ahaatee ku dhawaad muddo afar sanadood ah waxaa degmada dhuusa mareeb ku soo noqnoqonay dagaalo u dhexeeya dhinacyo ku loollamaya  gacan ku haynta gobolka, dagaaladaasoo sababay qasaarooyin isugu jira dhimasho, dhaawac, barakac iyo burbur hantiyeed.

Cabdijamaal Macalin Axmed/MG/AA

Previous Post

DADKA TALEEX OO CODSADAY IN LOO DAYACTIRO CEEL

Next Post

Dhibaatooyinka walxaha qarxaa u geystaan dadka rayidka ah

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Dhibaatooyinka walxaha qarxaa u geystaan dadka rayidka ah

Dhibaatooyinka walxaha qarxaa u geystaan dadka rayidka ah

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo