Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

WARARKII QIIMAHA RAASHINKA EE TODOBAADKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 27, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
WARARKII QIIMAHA RAASHINKA EE TODOBAADKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQiimaha raashinka quutal daruuriga ayaan wax badan is bedelin iyadoo meelaha qaar cuntada qar qimaheedu kordhay sida magalada Burco qaar kalena hoos u soo dhacay sida Kismaayo, Cabdiqani Axmed Gadow oo ka mid hawl wadeenada shirkada ganacsiga ee Sharij oo ah shirkad keenta kana ganacsata raashinka ayaa Radio Ergo u sheegay in sonkorta qiimaheedu kor u kacaday, burkuna sidaasoo kale uu mar horeba qiimahiisu siyaaday, sidoo kale saliida cuntada lagu karsado ayaa qiimaheeda la filayaa inuu kordho waxaana sababteeda leh ayuu yiri arrimaha burcad badeeda oo kordhisay qiimahii lagu soo qaadayey raashinka,
wuxuuna qiimaha raashinku Burco ka marayaa
Sonkorta = $38
Burka = $38
Bariiska = $32

Muqdisho

Sonkor = $37.8
Bariis =  $ 26
Bur = $24.5
Baasto = $8.2
Saliid = $27.5

Baydhabo oo dhowaan ciidamo iskaashanayaa la wareegeen amaankeeda, dagaalana ka dhaceen daafaheeda ayeysan arintaasi saamayn ku yeelan isu socodkii ganacsiga gaar ahaan raashinka, waxaana todobaadkaan qiimaha raashiku ka yahay Baydhabo.

Sonkor = 439
Bur = $25
Baasto = $9.3
Saliid =  $28.5
Bariis = $ 23.5

Gaalkacayo
saliida   20 ltr =  $29
Bariiska 50kg = $31
Sonkor 50kg = $40
Burka 50kg = $29
Baasto 10kg = $9

Qiimaha raashinka Kismaayo
Bariis: 50kg = $26
Bur 50kg = $27
Sonkor 50kg = $39
Salia 20 litre = $26.5

MH

Previous Post

XAFIISKII DHOOFKA XOOLAHA SOOMAALIYA OO DIB LOO FURAY 22 SANO KA DIB

Next Post

CANSAANYADA BADDA OO FARA BADAN OO BAKHTIDAY KUNA SOO CAARIDEY BERBERA

Related Posts

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 12, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
blank
Caafimaadka

Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley

June 3, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
Next Post
CANSAANYADA BADDA OO FARA BADAN OO BAKHTIDAY KUNA SOO CAARIDEY BERBERA

CANSAANYADA BADDA OO FARA BADAN OO BAKHTIDAY KUNA SOO CAARIDEY BERBERA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-JUN-2026

IDAACADDA 13-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUN-2026
June 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo