Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QIIMAHA XOOLUHU KA JOOGAAN MAGALOOYIN DOOR AH TODOBAADKAAN.

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
February 10, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
QIIMAHA XOOLUHU KA JOOGAAN MAGALOOYIN DOOR AH TODOBAADKAAN.
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSoomaalida ayaa kala gedisan iyadoo qaar ay kor u kaceen todobaadkaan, hadaan wax ka soo qaadno aan ku horayno magaalada Burco oo saylada xoolaha ugu weyn geeska Afrika.
Magaalagada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa todobaadkaan sayladeeda xooluhu ahayd mid aad u camiran gaar ahaan dhinaca lo’da iyadoo ganacsato ka kala timid gobollada kale ee Kenya ay soo buux dhaafiyeen kuwaasoo xoolo doon ahaa,

Lo’da oo ahayd tan ugu qiimaha badan waxaa la kala siisanayey.
Dibidu waxa lakala siisanayey Ksh. 38,000
Lo’da waaweyn Ksh. 25,000
Muunada labaad Ksh. 23,000
Qaalmaha gubuka Ksh. 25,000

Geela oo suuqiisu uusan badnayn ayaase qiimahiisu koreeyey
Muunada 1aad Kshs. 50000
Muunada 2aad Kshs. 30000

Adhiga
Muunada 1aad Kshs. 6000
Muunada 2aad Kshs. 4000

Dhinaca Saylada Burco

Geele
Geela dhoofka 3 – 4 jir waa  $ 320
Geela qaliinka waa  $ 480

Adhiga Dhoofka
Muunada 1aad $ 70
Muunada 2aad $ 66
Adhiga la daabaxa ah wuxuu u dhexeeyaa $ 40 – 60

Dhinaca magaalada Muqdisho ayaa qiimaha xoolaha sicirkoodu koreeyey
Geela qaliinka ah ayaa la kala siisanaya $1000
Adhiga ayaa lakala siisanayaa $70

Gobolada Puntland

Qiimaha Geela
Gaalkacayo  muunada 1aad $ 520
Muunada 2aad $ 480
Muunada 3aad $ 350
Garowe  muunada 1aad $ 570
Muunada 2aad $ 440
Muunada 3aad $ 400
Boosaaso:  muunada 1aad $ 600

Qiimaha lo’da
Bosaaso  muunada 1aad $ 300
Bosaso  muunada 2aad $ 280
Garowe  muunada 1aad $ 250
Garowe  muunada 2aad $ 220

Qiimaha adhiga
Boosaaso muunada 1aad $ 65
Bosaso   muunada 2aad $ 55
Boosaaso  muunada 3aad $ 45
Buuhoodle muunada 1aad $ 65
Buuhoodle muunada 2aad $ 50
Buuhoodle  muunada 3aad $ 45
Gaalkacayo muunada 1aad $ 57
Gaalkacayo muunada 2aad $ 51
Gaalkacayo muunada 3aad $ 44

Adhiga yar yar (Jaqiiqa) ayaa badi gobolada Puntland ka jooga inta u dhaxaysa $ 20 – 30.

Gobolada dhexe
Dhuusamareeb Adhiga
Jarka $57
Qaliinka $ 30 – 50

Geela
Dhoofka $520
Qaliinka $320

Manta wararkii qiimaha xoolaha magaalooyinkay naga soo kala gaareen waa naga intaas, tan iyo jimcaha dambe oo aad markale qiimaha xoolaha dhegeysan doontaan, wixii jawaab ah ee ku saabsan qiimaha xoolaha fadlan noogu soo dir
Emailka: info@radioergo.org

(NB: Ksh. waxay u taagan tahay Kenya Shillings)

MH

Previous Post

Nolosha xeryaha dadka soo barakacay ku jiraan ee Gaalkacayo

Next Post

Barakacayaal codsday in dib loogu celiyo deegaannadooda

Related Posts

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 12, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
blank
Caafimaadka

Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley

June 3, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
Next Post
Barakacayaal codsday in dib loogu celiyo deegaannadooda

Barakacayaal codsday in dib loogu celiyo deegaannadooda

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-JUN-2026

IDAACADDA 14-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUN-2026
June 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo