WARBIXIN QIIMAHA XOOLAHA IYO CAAFIMAADKOODA KU SAABSAN
Xiligaan waa gu’ goobo badan ay roobsadeen meela door ahina aysan weli roob helin, waana wakhti dadka xoolo dhaqatada ahi ku jiraan hayaan ay ku raadinayaan goobo baad leh, sidoo...
Read moreXiligaan waa gu’ goobo badan ay roobsadeen meela door ahina aysan weli roob helin, waana wakhti dadka xoolo dhaqatada ahi ku jiraan hayaan ay ku raadinayaan goobo baad leh, sidoo...
Read moreBeerashada dhinaca Timirta ayaa ku badan gobolka Bari, iyadoo juquraafiga gobolkaasi yahay mid u dhow samaysan ahaan wadamada carabta taasoo keentay inay Timirtu noqoto mid ka mid ah dalagyada aadka uga...
Read moreDegaanka Timirshe oo ka mid ah degaanada hoostaga gobolka Bari ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto xaalado caafimaad darro, oo isugu jirta dhinacya kala duwan. Maamulka degaanka tuulada...
Read moreDadka qaba cudurka dhiig karka iyo sonkorowga ayaa si xawli leh ugu sii kordhaya wadamada horumaray iyo kuwa soo koraya siday sheegayso warbixin cusub oo ay soo saartay qaramada midoobay....
Read moreMadaxa dawaynta iyo ka hortagga cudurka Duumada ee wasaaradda caafimaadka maamulka Puntland Cabdikariim Xuseen Xasan ayaa sheegay in kooxo caafimaad oo ka socda wasaaradda caafimaadka Puntland ay kormeero ku saabsan...
Read moreDhawaan ayay ahayd markii xoolo badan oo ku dhaqan gobollada Puntland ay u le’deen cuduro ay ka mid-yihiin Dhukaanka, Jadeecada iyo Caalka, kuwaasi oo si xawli ah ugu baahay xoolaha...
Read moreKalluumaysiga ayaa ka mid ah ilaha dhaqaalaha wax soo saarka Soomaaliya, iyadoo xeebta dheer ee waddanku leeyahay ay ka dhigtay laf dhabar muhiim ah oo dhinaca nolosha ah. Inkastoo aan...
Read moreWiil sagaal sano jir ah oo qaba xanuun dalka gudihiisa wax looga qaban waayay oo ay isaga iyo qoyskiisa oo sabool ah ku nool yihiin magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi...
Read moreRoobab xooggan oo socday muddo siddeed iyo afartan saacadood ah kuwaaasoo geystay khasaarooyin kala duwan, ayaa waxay ka da`een magaalada Qardho. Roobabkaani oo ahaa kuwa watay dabaylo iyo daadad xooggan...
Read moreRoobab mararka qaar dhexdhexaad ahaa balse u dhigmay xaddiga roobabka culuska ayaa lagu soo warramayaa in goobo ka mid ah koonfurta iyo bartmaha Soomaaliya ay ka curteen. Heerar biyaha dacalada...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo