Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

DAWAYN IYO TALLAAL LOO SAMEEYAY XOOLO QABA CUDURKA CAALKA.

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
May 12, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
DAWAYN IYO TALLAAL LOO SAMEEYAY XOOLO QABA CUDURKA CAALKA.
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDhawaan ayay ahayd markii xoolo badan oo ku dhaqan gobollada Puntland ay u le’deen cuduro ay ka mid-yihiin Dhukaanka, Jadeecada iyo Caalka, kuwaasi oo si xawli ah ugu baahay xoolaha oo idil sida uu Radio ERGO u xaqiijiyay wasiirka wasaaradda xannaanada xoolaha Puntland Siciid Xuseen Shire.

Wasaaradda xannaanada xoolaha maamulka Puntland oo kaashanaysa hay’ada FAO ayaa dhakhaatiir ka kooban 150 xunbood waxay u dirtay dhammaanba gobollada Puntland si ay u fuliyaan hawl-gal isugu jira tallaal iyo dawayn.

Gobolka Mudug waxaa uu ka mid yahay meelaha ugu daran ee xannuunkaasi uu xoolaha aadka u saameeyay. Haddaba si idaacadda Ergo ay wax uga ogaato xaaladda xoolaha ee gobolka iyo waxa u suurto-galay dhakhaatiirtii miyigu u kacay ayaan waraysi waxaan la yeelanay C/raxmaan Maxamed Jaamac oo isagu hoggaaminayay 5 kooxood oo gobolka Mudug miyigiisa loo xilsaaray.

“Hadda anigu waxaan joogaa magaalo layiraahdo Balanbal oo ka tirsan gobolka Mudug shaqadu si wanaagsan ayay dhammaan degmooyinka ugu socotaa, waxaana gobolkaan Mudug loo soo xilsaaray illaa 5 kooxood oo degmooyinka loo qaybiyay, xannuunada ugu daran oo xoolaha Mudug haya waxaa ka mid ah xannuunka jadeecadda, waxaana filayaa hawshu ina si wanaagsan ku soo dhammaandoonto” sidaasina waxaa yiri C/raxmaan Maxamed Jaamac oo ka mid ah dhakhaatiirta loo diray gobolka Mudug.

Qaar ka mid ah dhakhaatiirta xoolaha ayaa caqabad ku tilmaamay fahanka muhiimada tallaalka ee dadka reer guuraaga ah, hayeeshee Dr Cabdullaahi oo ka mid ah dhakhaatiirta xoolaha ayaa calaamadaha cudurka PPR-ka Radio ERGO sharaxaad kasiiyay.

Waxaana Dr C/llaahi uu hadalkiisa ku bilaabay  “Shacabka reer-miyiga ah waxaan ugu baaqaynaa inay xoolaha tallaashaan oo aysan wax shaki ah ka qaadin cudurka PPR-ku, waxaa uu leeyahay calaamado waxaana ka mid ah xoolaha oo lagu arko shuban, afka ayuu nabaro ku leeyahay, xumad fara-badan ayuu leeyahay, neefka oo dhiciya ayuu leeyahay, waxaan ugu baaqayaa inay xoolo-dhaqatadu ka faa’iidaystaan fursadaasi“.

Hawl-galkaan ayaa socondoona muddo bil iyo badh ah, waxaana caafimaadka xoolahu uu ahmiyad wayn u leeyahay nolasha bulshada Soomaaliyeed haday ahaan-lahayd dhanka dhaqaalaha iyo nolashaba.

Maxamed Cabdilaahi Kooshin/MH

Previous Post

DIB U DHACA HAYSTA WAX SOO SAARKA KALLUUMAYSATADA GOBOLKA BARI.

Next Post

Soomaalida koonfur Afrika oo walwalsan

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Soomaalida koonfur Afrika oo walwalsan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo