ROOBAB KHASAARE KA GEYSTAY GALGADUUD
Roobab watay dabaylo xooggan ayaa ka da`ay deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan oo isugu jira dhaawacyo soo gaaray qaar...
Read moreRoobab watay dabaylo xooggan ayaa ka da`ay deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan oo isugu jira dhaawacyo soo gaaray qaar...
Read moreQaar ka mid ah beeralleyda roob falatada ah iyo kuwa waraabka wax ku beerta ee ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka walaacsan sidii ay wax uga qaban...
Read moreSaraakiisha iyo howlwadeennada qeybta caafimaadka hay`adda WHO ee gobolka Gedo ayaa warbixin ay soo saareen waxay ku sheegeen in carruur tiradoodu ay gaareyso illaa 50,000 da`dooduna ay ka yar tahay...
Read moreWaxaa laga deyrinayaa xaaladda caafimaad ee illaa 9 ruux, oo ka mid ahaa dadkii sida daran ugu dhaawacmay 4 qarax oo is xigay oo ka dhacay gudaha degmada Garbahaarry, ee...
Read moreRoobabku, marka ay da`aan waxay wataan daadad buuxiya waddooyinka ,carruurtu aad ayay u jecel yihiin inay ku dabaashaan biyaha roobka, laakiin waxyeello badan ayay kala kulmaan. Dhibaatooyinka ay carruurtu kala kulmaan...
Read moreWaxaa laga deyrinayaa xaaladda caafimaad dhaawacyo kujira cisbitaalka dhexe ee gobolka Bay kuwaasi oo ay kujiraan dad rayid ah oo xaaladooda caafimaad wax looga qabanwaayey gudaha magaalada islamarkaasina la sheegay...
Read moreRoobabka xilliga gu’ga la sugayo oo saadaasha laga bixiyey ay sheegayso inay hooseeyaan ayaa dhibato ku ah hanaanka soo kabashada ee macaluushii jirtay ilaa sanadkii dhamaaday, iyadoo taninna keenayso sii...
Read moreHawl wadeenada caafimaadka gobolka Sool ayaa sheegay inay jiraan tiro isa soo taraysa oo cudurka jadeecada uu soo ridanayo, iyagoona bulshada uga digay xiligaan inay wanaajistaan hanaankooda saxada iyo nadaafadda,...
Read moreGarowe, April, 11 - Hay'adda maaraynta masiibooyinka maamulka Puntland ayaa sheegtay in xeebaha badwaynta Hindiya ee Soomaaliya ay kusoo food leeyihiin bad-gariiir cabbirkiisu aad u sareeyo. Maareeyaha hay'adda ka hortaga...
Read moreXaalado abaaro iyo biyo la'aan ayaa waxa ay ka taaganyihiin deegaano ka tirsan gobolka Sool halkaa oo todobadaadkan ay xaaladu gaartay meel aad uliidata. Deeganada ay dhibaatadan ka taagantahay waxaa kamid ah Canjiid, Adhicadeeye,...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo