Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALLEYDA BAARDHEERE OO KA CABANAYSA CAYAYAAN

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
April 25, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALEYDA BAARDHEERE OO GOOSTAY TABACII UGU HOREEYAY MUDDO SANADO AH

Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQaar ka mid ah beeralleyda roob falatada ah iyo kuwa waraabka wax ku beerta ee ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka walaacsan sidii ay wax uga qaban lahaayeen cayayaan si aad ah u cunaya noocyo ka mid dalagyada ay beerteen sanadkan.

Beeralleydan ayaa ka cabanaya cayayaan kala geddisan oo maalmihii ugu dambeeyey faro kulul ku hayay inta badan dalagyadii ay beereen, waxaana cayayayaannadaasi oo sida la sheegay u badan kabajaanka ay baabi`iyeen dhul beereed baaxad weyn oo ku yaalla degmadaas.

Daqare Cabdi Colaad, oo ka mid ah beeralleyda Baardheere oo u waramayay Raadiyo ERGO ayaa sheegay in waxyeello weyn uu soo gaarsiiyay cayayaankan beerahooda,  gaar ahaan dalagyo ay ka mid yihiin Masegada, Galleyda, Sisinta, Yaanyada iyo Bocorka.

Daqare Cabdi Colaad ayaa intaas ku daray in beeralayda ay haatan xisaabinayaan waxyeelada soo gaartay. Waxaana uu rajo xumo ka muujiyay dhinaca wax soo saarka beeraha deegaanka ee sanadkan, isagoo tilmaamay haddii aan la helin sun lagula dagaalamo cayayaannada ay dhibaatada sii fidi doonto.

Beeralayda ayaa sida ay sheegayaan tani ay tahay waxyeeladii ugu ballaarnayd ee ka dhasha cayayaan  muddo ka badan 10-sano.

Degmada Baardheere oo ku tiirsan waxsoosaarka beeraha ayaa waxaa horay u saameeyay beeralleyda halkaas ku dhaqan abaarihii ku dhuftay wadanka sanadkii tagay.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya diyaar ma u yihiin inay dib ugu laabtaan dalkoodii?

Next Post

ROOBAB KHASAARE KA GEYSTAY GALGADUUD

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Cadaado: Haween nolosha qoysaskooda ka maarayn jiray iibinta Khudaarta oo shaqo la’an noqday markii ay saameysay fatahaadda webiga shabeelle
Cunto-Yaraanta

Haweenka khudaarta ku iibiya Kismaayo oo wajahaya suuq xumo cuno yari biday

April 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Roob la’aan sababtay dhaqaale xumo iyo dayn la’aan nolol xumo biday reer miyiga Galgaduud

April 22, 2026
Next Post
ROOBAB KHASAARE KA GEYSTAY GALGADUUD

ROOBAB KHASAARE KA GEYSTAY GALGADUUD

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-MAY-2026

IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo