Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

PUNTLAND OO KA DIGTEY BAD-GARIIR KUSOO FOOD-LEH XEEBAHA BADWAYNTA HINDIYA.

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
April 12, 2012
in Masiibooyinka
0
PUNTLAND OO KA DIGTEY BAD-GARIIR KUSOO FOOD-LEH XEEBAHA BADWAYNTA HINDIYA.
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankGarowe, April, 11 – Hay’adda maaraynta masiibooyinka maamulka Puntland ayaa sheegtay in xeebaha badwaynta Hindiya ee Soomaaliya ay kusoo food leeyihiin bad-gariiir cabbirkiisu aad u sareeyo.

Maareeyaha hay’adda ka hortaga masiibooyinka Puntland mudane Cabdillaahi Cabdiraxmaan Axmed ‘Cayroow’ oo la hadlay Radio ERGO  ayaa sheegay in cabsi wayn laga qabo xilliyada soo socda bad-gariirkaasi inuu ku dhufto xeebaha Puntland.

“Bad-gariirkaan ayaa loo malaynaa sida aan xogta ku helnay inuu la mid-yahay kii xeebaha Puntland ka dhacay 8 sano ka hor,  sidaa dareedeed waxaan bulshada ugu baaqaynaa inay isaga fogaadaan goobaha ka agdhaw xeebaha gobollada Soomaaliya” sidaasina waxaa yiri mudane Cayroow.
Maareeyaha hay’adda ka hortaga masiibooyinka Puntland mudane Cayroow ayaa sheegay cabsida laga qabo bad-gariirkaan inay aad u wayn-tahay, waxaase uu ka gaabsaday baaxada la filan-karo inuu gaaro.

Sideed sano ka hor ayay ahayd markii masiibooyiin bad-gariir ah ay ku dhufteen xeebaha Badweyta Hindiya ee ee waqooyiga bari ee Soomaaliya ayna ku dhinteen dad ka badan 100 qof,  isla markaana cagta marisay xoolo iyo hanti  wixii ka agdhawaa deegaannada xeebaha badweynta Hindiya ee gobollada Puntland.

M Kooshin/MH

Previous Post

ABAARO IYO BIYO LA’AAN KA TAAGAN SOOL

Next Post

DHAKHAATIIRTA GOBOLKA SOOL OO SHEEGTAY IN CUDURKA JADEECADU KA JIRO DEEGAANKA.

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
XAALADDA DADKII KU DHAAWACMAY DUQAYNTII KA DHACDEY GEDO OO LAGA DEYRINAYO

DHAKHAATIIRTA GOBOLKA SOOL OO SHEEGTAY IN CUDURKA JADEECADU KA JIRO DEEGAANKA.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo