Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

ABAARO IYO BIYO LA’AAN KA TAAGAN SOOL

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
April 10, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
ABAARO IYO BIYO LA’AAN KA TAAGAN SOOL
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaalado abaaro iyo biyo la’aan ayaa waxa ay ka taaganyihiin deegaano ka tirsan gobolka Sool halkaa oo todobadaadkan ay xaaladu gaartay  meel aad uliidata. Deeganada ay dhibaatadan ka taagantahay waxaa kamid ah Canjiid, Adhicadeeye, Tuulosamakaab, Hadhwanaag, Yayle, Goljono, Shululux, Ceegaag iyo deegaano kale halkaa oo uu socdaal ku soo marey weriyeheena gobolka Sool.

Tuulooyinkan ayaa badan kood waxa ka taagan haraad aad u daran iyo biyo la”aan daran waxaana gabi ahaanba meesha ka baxay dadkii danayarta ahaa ee ku noolaa nacfiga xoolaha laga helo sida caanaha.

Deegaanada qaar oo ay abaartu ku dhufatay ayaa waxa qarka u saaran inay xirmaan goobaha waxbarashada sida ay Ergo u sheegeen maamulayaasha  iskuulada ku yaalay deegaanka Yayle

“Ma sii wadi karayno waxbarshadan waayo caruurtu ma helayaan biyo ay cabaan mana helayaan cuno loogu kariyo iskuulka. haday helaan biyo waa kuwo xanuuno ay kaqaadayaan”.

Weriyeheena Cabdikariin Olol ayaa soo sheegay in dhulkii ay socdaalka ku mareen  ay ku arkeen xoolo baqti ah  oo wadooyinka yaalla.

Abaarta ayaa saamaynta ugu daran ku yeelatay hooyooyinka iyo carruurta yar yar, iyagoo ay halkaa ku haystaan haraad, gaajo iyo cuno la”aan.

Tuulooyinka qaarkood ayaa waxaa biyaha ku haray ceelasha ay halis ku hayaan xoolaha iyo dadka, waxaana ku dhimanaya cid kasta oo cabta.

Cabdullaahi Xaaji Aadan Axmed oo jooga tuulada hadhwanaag ayaa sheegay in sababta keenaysa aysan garanayin in dadka iyo xoolaha ay ku dhintaan biyaha ceelasha ku haray.
Dadkan ayaa dhamaantood waxa ay codsadeen in lala soo  gaaro caawinaad dhankasata ah. Waxaana ay ka digeen geeri ku timaada dadka ay abaaraha iyo nafaqadarada ay isugu darsoomeen.

Cabdikarim Olol/MG

Previous Post

WARARKII QIIMAHA XOOLAHA TODOBAADKA

Next Post

PUNTLAND OO KA DIGTEY BAD-GARIIR KUSOO FOOD-LEH XEEBAHA BADWAYNTA HINDIYA.

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
PUNTLAND OO KA DIGTEY BAD-GARIIR KUSOO FOOD-LEH XEEBAHA BADWAYNTA HINDIYA.

PUNTLAND OO KA DIGTEY BAD-GARIIR KUSOO FOOD-LEH XEEBAHA BADWAYNTA HINDIYA.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 06-OCT-2026

IDAACADDA 06-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 06-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo