Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

WARARKII QIIMAHA XOOLAHA TODOBAADKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
April 6, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
WARARKII QIIMAHA XOOLAHA TODOBAADKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIibka xoolaha iyo ka ganacsigooda ayaa todobaadyadaan meel wanaagsan maraya,iyadoo ay badan yihiind alabka iyo shirkadaha xoolaha iibsada kuwaasoo quud daraynaya inay dhoofiyaan, waxaase dadkii xoolaha dhaqan jirey iyo kuwii gudaha ka ganacsan jireyba saamayn ku yeeshay qiimaha lacagta Dollarka oo hoos u dhacday marka loo eego shillinka Soomaaliga, waxaana taasi keentay inay yaraadaan xoolihii imaan jirey sayladaha wadanka markaad fiiriso ilaa koonfurta, badhtamaha, bariga iyo waqooyiga wadanka.
Hadaan eegno saylada xoolaha ee Burco saaka siduu sheegay Maxamed Aadan Dhunkaal oo ka tirsan ganacsatada xoolaha ku iibisa saylada wuxuu sheegay
Adhiga
muunada 1aad= $75
Muunada 2aad = $70
Muunada 3aad = $65
Geela dhoofka ah ayaa ah $ 450
Iyadoo laga keeno gobolada Hiiraan, Gedo iyo Jubooyinka, sidoo kale wuxuu sheegay in wakhtigaan uu yaraadeen xoolihii la keenayey saylada Burco iyadoo ay ugu wacan tahay qiimaha shilinkii Soomaaliga oo hoos u dhacay tanoo samaysay dadkii xoolaha u iibkeeni jirey saylada burco, sidoo kalena ilaa 5 maamul oo kala gedisan ay soo dhex mariyaan ganacsatadu xoolaha ay soo iib geynayaan oo mikastaaba cashuur ka qaado taasoo iyana ka dhigtay ganacsigii

Gaalkacayo
Geela muunada 1aad $525
Geela muunada 2aad $485
Adhiga muunada 1aad $57
Adhiga muunada 2aad $51

Boosaaso
Adhiga muunada 1aad $65
Adhiga muunada 2aad $55
Lo’da muunada 1aad $300

Buuhoodle
Adhiga muunada 1aad $60
Adhiga muunada 2aad $55

Garoowe
Qiimaha xooluhu Garoowe guud ahaan kor ayey u kaceen qiimaha xooluhu
Orgida waaweyne shan jirka ahi waa
Muunada 1aad = $100
Muunada 2aad = $80
Dhoofka
Muunada 1aad = $70

Geela
Muunada 1aad = $900
Hasha dhalaysa = $1000
Hadaan u gudubna gobolada dhexe magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, ayaa siduu sheegay  Cabdi Axmed Cali oo tirsan dilaalayda suuqaas xoolaha ku iibisaa, wuxuu sheegay in ganacsiga xoolahu aad u socdaan ayna jiraan shirkado badan oo iibsiga xoolaha u jooga gobolka, xolaadihii Galgaduudna wax buuran kumaysan yeelan ganacsigii xoolaha. Waxaan saylada Dhuusamareeb saaka xooluhu ka joogaan.
Adhiga
Muunada 1aad = $65
Muunada 2aad = $58
Adhiga daabaxa ah = $55
Geela Dhoofka ahi
Muunada 1aad= $ 550
Muunada 2aad = $50

Beledweyne
Geella Qaliinka
Muunada 1aad = $850
Muunada 2aad = $ 900
Qurbacda dhoofka ah = $350
Geela kawaanka ah  = $550
Awrta waaweeyn Dalabkoodu ma socdo
Qurbacda dhaqaalka ah iyana dalabkoodu ma socda

Lo’da dubaaxa $200 – 220
Lo’da Dibida dhoofka  2 ilaa 3 jirka waxaa qofkii la yimaada looga iibsanayey lacagta dollarka Maraykanka qiimaha $ 200 ilaa 250
Nooca  affar sanno jirka ah ee dibidan waa – $ 270
Nooca shan sanno jirkana waa –  $ 350
Lo’da dhaqaalka ah dalab maleh, qaalintii qurxan ee loo bogaa waa –  3500.000 Sh.so

Adhiga dubaaxa
Muunada 1aad = $70
Dhoofka
Muunada 1aad = $65

Aan eegno Baardheere Aadan Axmed oo aan khadka telefoonka kula xiriiray wuxuu ii sheegay in geela iyo adhiga loo iib geeyo magaalada Muqdisho halka lo’duna ay aada wadanka deriska ah ee Kenya, isagoona intaas ku daray in saylada Baardheere ay xoolaha imanayaa aad u yar yihiin.
Lo’da
Dibida = $ 350
Hillibka = $300
Dhaqaalka = $250

Geella
Awrta roon roon = $ 550
Geela aaranka = $350

Adhiga
Muunada 1aad = $65
Munada 2aad = $60

Wararkii qiimaha xoolaha ee todobadkaan waa naga itnaas haddaa hayso wax talo ama tusaale ah fadlan noogu soo dir info@radioergo.org

Previous Post

ABAARAHA KA JIRA GOBOLKA BARI OO KA SII DARAYA IYO CARRUUR U DHIMATAY NAFAQO DARO

Next Post

ABAARO IYO BIYO LA’AAN KA TAAGAN SOOL

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 1, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Cadaado: Haween nolosha qoysaskooda ka maarayn jiray iibinta Khudaarta oo shaqo la’an noqday markii ay saameysay fatahaadda webiga shabeelle
Cunto-Yaraanta

Haweenka khudaarta ku iibiya Kismaayo oo wajahaya suuq xumo cuno yari biday

April 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Roob la’aan sababtay dhaqaale xumo iyo dayn la’aan nolol xumo biday reer miyiga Galgaduud

April 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
ABAARO IYO BIYO LA’AAN KA TAAGAN SOOL

ABAARO IYO BIYO LA'AAN KA TAAGAN SOOL

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-MAY-2026

IDAACADDA 10-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-MAY-2026
May 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-MAY-2026
May 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-MAY-2026
May 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo