Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

CARRUUR CUDURRADA DILAAGA AH LOOGA TALLAALAY GOBOLKA GEDO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
April 17, 2012
in Caafimaadka
0
CARRUUR CUDURRADA DILAAGA AH LOOGA TALLAALAY GOBOLKA GEDO

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank

Saraakiisha iyo howlwadeennada qeybta  caafimaadka hay`adda WHO ee gobolka Gedo ayaa warbixin ay soo saareen waxay ku sheegeen in carruur tiradoodu ay gaareyso illaa 50,000 da`dooduna ay ka yar tahay 5-sano  ay ka tallaaleen lixda cudur ee dilaaga ah, sida dabeysha, jadeecada, xiiqdheerta, teetanada, gowracatada iyo qaaxada, iyagoo sheegay in tallaalkaasi oo soconayay muddo shan maalin ah ay ka fuliyeen degmooyinka Luuq, Ceelwaaq, Doolow, Geedweyne, Baladxaawo iyo  dhamaan Tuulooyinka hoos yimaada degmada.

Maxamed Sh. Cali Norad oo ka mid ah mas`uuliyiinta xafiiska hay`adda WHO ee degmada Baardheere oo la hadlayey Raadiyo Ergo ayaa sheegay in hadafkoodu uu yahay  sidii loo ciribtiri lahaa cudurradaasi oo faro ba`an ku haya carruur ta Soomaaliyeed.

Tallaalka lixda cudur oo sanadkii la soo dhaafey aanan laga qaban gobolka ayuu Maxamed sheegay inay barbar socotey daawooyin la siinayey caruurta,  sida Kaniiniga Vitamin A iyo Kaniiniga gooryaanka, isagoo sheegay in daawooyinkaasina ay difaac u yihiin caruurta soo koreysa.

Ololahan ayaa waxaa ka faa`ideysta sand kasta haween iyo carruur fara badan oo qaarkood ka yimaada dhulka miyiga ah ee ku teedsan degmooyinka gobolka, si looga hortago cudurrada dilaaga ah ee wax yeelleyn kara caafimaadkooda.

Axmed Cumar Saalixi/AA/FM

Previous Post

DADKII KU DHAAWACMAY QARAXYADII KA DHACAY GARBAHAARREY OO XAALADDOODA CAAFIMAAD LAGA DEYRINAYO

Next Post

Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya diyaar ma u yihiin inay dib ugu laabtaan dalkoodii?

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya diyaar ma u yihiin inay dib ugu laabtaan dalkoodii?

Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya diyaar ma u yihiin inay dib ugu laabtaan dalkoodii?

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo