Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DADKII KU DHAAWACMAY QARAXYADII KA DHACAY GARBAHAARREY OO XAALADDOODA CAAFIMAAD LAGA DEYRINAYO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
April 16, 2012
in Caafimaadka
0
DAD KU DHINTAY QARAX KA DHACAY DEGMADA LUUQ
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxaa laga deyrinayaa xaaladda caafimaad ee illaa 9 ruux, oo ka mid ahaa dadkii sida daran ugu dhaawacmay 4 qarax oo is xigay oo ka dhacay gudaha degmada Garbahaarry, ee xarunta gobolka Gedo.

Qaraxyadaasi oo sababay dhimashada illaa saddex qof, ayaa midkii ugu horreeyay wuxuu ka dhacay goob maqaayad ah, waxaana xigey saddex kale oo goobaha lala beegsadey ay ka mid ahaayeen suuqa magaalada, iyo goobo ganacsi oo ay ku yaalleen dukaamo.

Afar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadaasi,  ayaa xaaladdooda laga deyrinayaa, kuwaasi oo loola cararay magaalada Mandheera ee gobolka Woqooyi bari Kenya, si ay u helaan adeegyo caafimaad.

Aadan Maxamed Xaashi (Aadan Goomey) oo ah maamulaha isbitaalka degmada Garbaahaarrey oo u waramayey Raadiyo  Ergo, ayaa sheegay in qaraxyadaasi oo ahaa kuwii ugu darnaa ee ka dhaca deegaanka, oo ay waxyeello ka soo gaartay dad rayid ah oo fadhiyay maqaayado iyo goobo ganacsi.

Aadan, ayaa intaas ku daray in dadkii dhaawacyada ugu liitay loo qaaday dhinaca degmada Mandheera, maaddama dhaawacyada soo gaaray dadkaasi ay yihiin kuwo halis ah, isagoo sheegayn in qaar ka mid ah dadka dhaawaca ahna ay ku daaweynayaan isbitaalka degmada Garbahaarrey, oo xilligani daawo yari ay ka jirto.

Qaraxyada ka dhacay Garbahaarrey, ayaa waxay saameyn ku yeesheen oo weli xiran adeegyadii ganacsiga iyo waxbarashada.

Degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo, ayaa muddo haatan laga joogo sanad waxaa gacanta ku haya ciidamada dowladda ku meel gaarka ah, iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyeyna ay ka soo cusboonaadeen isku dhacyo.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

ROOBAB KHASAARE GEYSTAY OO KA DA’AY MUQDISHO

Next Post

CARRUUR CUDURRADA DILAAGA AH LOOGA TALLAALAY GOBOLKA GEDO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
CARRUUR CUDURRADA DILAAGA AH LOOGA TALLAALAY GOBOLKA GEDO

CARRUUR CUDURRADA DILAAGA AH LOOGA TALLAALAY GOBOLKA GEDO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo