Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

KULAN LAGU HORMARINAYO WAX SOO SAARKA TIMIRTA OO KA DHACAY BOOSAASO.

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
May 18, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
KULAN LAGU HORMARINAYO WAX SOO SAARKA TIMIRTA OO KA DHACAY BOOSAASO.
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBeerashada dhinaca Timirta ayaa ku badan gobolka Bari, iyadoo juquraafiga gobolkaasi yahay mid u dhow samaysan ahaan wadamada carabta taasoo keentay inay Timirtu noqoto mid ka mid ah dalagyada aadka uga baxa gobolka Bari, waana gobota wakhtigaan ugu badan ee Timirtu ka baxdo marka loo eego qaybaha kale ee wadanka.

Heyada horumarinta iyo tababarida beeraha iyo beeralayda JEFO  ayaa soo agaasintay kulan ku saabsan wax soosaarka Timirta, kulankaas oo ay ka soo qayb galeen gudiyada iskaashatada beeraleyda iyo ganacsatada timirta, waxaana xooga lagu saarayey aqoon korarsiga laxiriirra sidii wada shaqeyn ay udhexmari laheyd beeraleyda iyo dadka kaganacsada timirta, si suuqgeyn wanaagsan loogu hello wax soosaarka beeraha Timirta oo caan ku ah deegaanada Bari.

Bolcaj oo ah qabiir dhinaca arimaha beeraha kana mid ahaa macalimiintii casharada kabixineysey kulankan aqoon korarsiga beeraha ayaa sheegay in waxsoosaarka beeraha ay ku tiirsantahay noolasha bulshada. Wuxuuna u sheegay dadkii kulankaas ka qayb galay inay tahay awooda iyo hanaanka wax soo saarka inay iyagu yeeshaan aysan noqon kuwo ku tiirsan gargaar ay banaanka ka helaan“heyadaha waxyar ayey idin caawinayaan laakiin idinka ayaa la rabaa in aad ka faa`ideysataan fursada oo aad tabcataan timirta wax soosaarkiinana kor u qaadaan.“

Gudoomoiyaha gudiga iskaashatada beeralayda gobolka bari Axmed Maxamed Muumin oo ka hadlay gabagabadii kulumadan looga arinsanaayey sidii suuq geyn wanaagsan logu heli lahaa tacabka wax soosaarka  timirta ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan cid kasta oo gacan kasiineysa hormarinta beeraha. Isagoona sheegay inay jiraan hay’addo door ah oo ku hawlan horumarinta dhinaca beeraha“waa badan yihiin heyadaha beeraha ku shaqada leh sida FOA, JEFO, WORLD FISH. waxaana ka codsaneynaa in ay naga caawiyaan wixii xirfad iyo aqoon ee dhinaca kasta oo beeraha laxiriira oo aan ubaahanhay“

Agaasimaha wasaaradda beeraha iyo waraabka Puntland Maxamuud Siciid ayaa kula dardaarmey inta uu socdey kulankan beeraleyda timirta beerata in ay sii kordhiyaan waxsoosaarkooda,“runtii dhibaato badan baa beeraleydii ku dhacdey roobabkii da`ayna dhib bey ugeysteen waxaase looga baahan yahay beeraleyda in ay sii wadaan shaqadooda  beeraha“

Beeraha iyo waxsoosaarka dalaga waxa ay kamidyihiin kaabiyaasha dhaqaale ee dalka, inkastoo dhulka Soomaaliya loo tiriyo badankiis dhulbeereed, laakiin wuxuu    ku kala wanaagsan yahay noocyada dalaga, taasoo gobolka Bari noqday goobta ugu muhiimsan wakhtigaan ee geed timireedku sida wanaagsan uga baxo. Xiliyada ay soo go’dana waxaad ku arkaysaa suuqyada timir xadi badan leh oo nooceedu aad u wanaagsan yahay kana soo baxday gobolka oo taal suuqyada, waxaysanse haysan in loo habeeyo hanaan wanaagsan oo loogu iib geyn karo goobo ka baxsan wadanka.

Axmed Somali/MH

Previous Post

DEEGAANADA FOG FOG EE GOBOLKA BARI OO AYSAN KA JIRIN ADEEG CAAFIMAAD

Next Post

WARBIXIN QIIMAHA XOOLAHA IYO CAAFIMAADKOODA KU SAABSAN

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
WARBIXIN QIIMAHA XOOLAHA IYO CAAFIMAADKOODA KU SAABSAN

WARBIXIN QIIMAHA XOOLAHA IYO CAAFIMAADKOODA KU SAABSAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo