Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

WARBIXIN QIIMAHA XOOLAHA IYO CAAFIMAADKOODA KU SAABSAN

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
May 18, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
WARBIXIN QIIMAHA XOOLAHA IYO CAAFIMAADKOODA KU SAABSAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXiligaan waa gu’ goobo badan ay roobsadeen meela door ahina aysan weli roob helin, waana wakhti dadka xoolo dhaqatada ahi ku jiraan hayaan ay ku raadinayaan goobo baad  leh, sidoo kale xiliyada kala wareega jilaalka iyo aaranka ayaa samayn ku yeesha keenista xoolaha sayladaha lagu iibiyo.

Saylada magaalada Burco oo ahayd iyadu todobaadyadii la soo dhaafay mid gaabis ah dhinaca xoolaha ayaa hadda dhaqdhaqaa wanaagsani ka jiraa, iyadoo xooluhu ay ka imanayaan badi goobaha ku hareeraysan gobolka Togdheer, siduu sheegay Aadan Jaamac Dhunkaal oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ku iibiya saylada Burco. Waxaana maanta xoolaha dhoofka ahi ka marayaan seylada Burco.
Adhi dhoofka
Muunada 1aad = $78
Muunada 2aad = $75
Muunada 3aad = $70
Geela
Aaranka = $370
Qaliinka = $650

Dhanka Saylada magalada Laascaanood ayaa waxaa ka jira xoolo yaraan, siduu sheegay weriyaheenna gobolkaasi Cabdikariin Olol, agagaarka magalada oo roobku ku yaraaday ayaa keentay inay xoolo dhaqatadii ka hayaamaan, taasoo yaraysay xoolihii imanayey seylada.

Magalada Garowe, wasaarada xanaanada xoolaha ee Puntland ayaa sheegtay in xanuunka Caalka lagu arkay xoolo badan, iyadoo wasaaraduna u dirtay dhulka miyiga ah 150 dhakhaatiir dhinaca xoolaha iyo daawo si ay wax uga qabtaan xanuunkaas.

Dhinaca koonfureed, magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo ay ku taalo saylad muhiim ahi, ayaan iyana xoolo badani wakhtigaan imaanayn, iyadoo goboladaas koonfur Galbeed roobabkii gu’gu aysan ku badnayn ayaa haddana weli dhulku yahay mid daaqiisu wanaagsan yahay, cooladaha jira iyo jidadkii qaar oo xirmay ayaana saamayn ku yeeshay ganacsigii xoolaha, siduu sheegay Axmed Cabdi oo ka mid ah dilaalayda xoolaha ku iibisa saylada magalada Baardheere.

Magalada Garisa oo ka tirsan gobolka waqooyi bari ee Kenya aya iyana waxaa ku taal saylada ugu weyn wadanka Kenya, iyadoo lo’du tahay tan ugu badan ee lagu kala iibsado, siduu Radio Ergo u sheegay Cabdiqani Cabdi Maxamed oo ka mid ah seyladleyda Garisa qiimaha lo’da ayaana hadda aad u sareeyo taasoo ay ugu wacan tahay xoolihii saylada imanayey oo yar iyo dalabaadka ka imanaya gobolada kale ee Kenya oo badan, waxayna lo’du ka maraysay qiimaheedu Garisa.
Muunada 1aad = Kes 45000
Muunada 2aad = Kes 35000
Geela iyo adhiga ayaan iyana saylada ku badnayn iyagoo qaalina ah

Wararkii aan ka helnay saaka saylahadaha xoolaha ee kala gedisani waa naga intaas.
MH

Previous Post

KULAN LAGU HORMARINAYO WAX SOO SAARKA TIMIRTA OO KA DHACAY BOOSAASO.

Next Post

ROOBAB GOOYAY WADDADA ISKU XIRTA LAASCAANOOD IYO TOGDHEER IYO GAADIID WALI KU XANIBBAN

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Cadaado: Haween nolosha qoysaskooda ka maarayn jiray iibinta Khudaarta oo shaqo la’an noqday markii ay saameysay fatahaadda webiga shabeelle
Cunto-Yaraanta

Haweenka khudaarta ku iibiya Kismaayo oo wajahaya suuq xumo cuno yari biday

April 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Roob la’aan sababtay dhaqaale xumo iyo dayn la’aan nolol xumo biday reer miyiga Galgaduud

April 22, 2026
Next Post
ROOBAB GOOYAY WADDADA ISKU XIRTA LAASCAANOOD IYO TOGDHEER IYO GAADIID WALI KU XANIBBAN

ROOBAB GOOYAY WADDADA ISKU XIRTA LAASCAANOOD IYO TOGDHEER IYO GAADIID WALI KU XANIBBAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-MAY-2026

IDAACADDA 11-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-MAY-2026
May 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-MAY-2026
May 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo