Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

ROOBAB GOOYAY WADDADA ISKU XIRTA LAASCAANOOD IYO TOGDHEER IYO GAADIID WALI KU XANIBBAN

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
May 21, 2012
in Masiibooyinka
0
ROOBAB GOOYAY WADDADA ISKU XIRTA LAASCAANOOD IYO TOGDHEER IYO GAADIID WALI KU XANIBBAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaddada dheer ee Laamiga ah ee  isku xirta gobollada Sool iyo Togdheer  ayaa waxa wali ka Taagan dhibaatooyin  lixaad leh kadib markii roobab xooggan oo ka da’ay degaanadaasi ay sababeen in ay  sii bur burto waddada.

Wali waxaa go,an waddada dheer ee laamiga ah taasoo xiriirisa ,magaalada Laasa caanood iyo degaanada ka xiga waqooyiga ee sii dherersan illaa magaalooyinka gobolka Togdheer oo deris la ah gobolka Sool, waxaa joogsaday gaadiidkii  isticmaali jiray waddadaasi, kaasoo muhiim u ahaa isu socodka dadka iyo ganacsiag.

Seyladda lagu iibiyo xoolaha nool ee degmada Laas caanood ayaa muddooyinkaan dambe waxaa ad ugu yaraaday xoolihii loo iib geyn jiray,taasoo loo sababeynayo burburka waddada , sidoo kalena degaana badan gobolka  waxaa aad u yaraaday dhaq dhaqaaqii ganacsiga,

“Waxaan ku jirnaa go,doon maxaa yeelay waxaa naga xirmay ganacsigii ma jiraan wax isu socod ah degaanadeenuna waxaa ay u muuqdaan kuwa ka go,an qeybaha kale ee gobolka” sidaana waxaa Ergo u sheegay mid ka mid ah odayaasha tuulo Sama kaab oo ku taala duleedka  Laasa caanood . waxaana uu  baaq u diray dhammaan hay,adaha samafalka isagoona ka codsaday in  did u dayactir lagu sameeyo waddada oo u muuqata mid uu soo waajahay bur bur aad u xooggan.

Si kastaba  ha ahaatee bur burka ku yimid waddada dheer ee laamiga ah ee isku xirta Laas caanood iyo degaanada gobolka Togdheer ayaa caqbad ku noqotay ganacsigii iyo isu socodkii gaadiidka iyo dadka,iyadoona waddadaani anay helin wax dayactir ah muddadii uu waddanku ku jiray  burburka.

Cabdikariim Olol/MG/AA

Previous Post

WARBIXIN QIIMAHA XOOLAHA IYO CAAFIMAADKOODA KU SAABSAN

Next Post

BUKAANO QABA CUDURKA DUUMADA OO LA DHIGAY CUSBITALKA DEGMADA JOWHAR.

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
BUKAANO QABA CUDURKA DUUMADA OO LA DHIGAY CUSBITALKA DEGMADA JOWHAR.

BUKAANO QABA CUDURKA DUUMADA OO LA DHIGAY CUSBITALKA DEGMADA JOWHAR.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo