Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DEEGAANADA FOG FOG EE GOBOLKA BARI OO AYSAN KA JIRIN ADEEG CAAFIMAAD

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
May 17, 2012
in Caafimaadka
0
CARRUURTA BELEDWEYNE OO HESHAY TALLAALKA CUDURRADA DILAAGA AH SANADO KA DIB
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDegaanka Timirshe oo ka mid ah degaanada hoostaga gobolka Bari ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto xaalado caafimaad darro, oo isugu jirta dhinacya kala duwan.

Maamulka degaanka tuulada Timirshe  oo la hadlayay idaacadda Ergo ayaa sheegay in degaanka ay ka jiraan dhibaatooyin badan oo ay ka mid tahay degaanka oo aan lahayn xaruma caafimaad oo ay booqdaan dadka degaanka, gudoomiyaha degaanka Timirshe Cabdullaahi Shire Aw Yusuf , ayaa  Ergo u sheegay in haweenka  uurka leh ay u dhimanayaan dhiig bax iyo cuduro ay ka mid yihiin kalamiso.

“Degaankeena kama jiraan laama caafimaad oo dadka lagu daweeyo, waxaa noogu sokeysa degmada Boosaaso, haddii la qabto haweeneyda uurka leh tusaale ahaan waxaa loola cararayaa cusbitaalada ku yaala Boosaaso, haween badan ayaa intii loo sii waday Boosaaso dhexda naftu kaga baxday dhiig bax daraadddii” ayuu yiri guddoomiyaha tuulada Timirshe Cabdullaahi Shire Aw Yusuf, isagoona sheegay in badi  haweenkaasi  lagu aasay gooba ay ka mid yihiin Kob dhexeed, Dhar Jaale,iyo Tuulo Ciise, waxaana ugu dambayntii uu ka codsaday maamulka Puntland waddamada Islaamka iyo hay,adaha deeqaha bixiyaba in ay degaanka u furan bukaan eegtooyin iyo cusbitaalo daboola baahida dadweynaha.

Siciid Cabdi salaam Yuusuf waxaa uu ka mid yahay wax garadka degaanka Timirshe waxaa uu isna Radio Ergo u sheegay in baahida ugu badan ee ay reer Timirshe qabaan ay tahay baahi caafimaad haddii midaas ay helaana ay wax badan iska baddali doonaan nolosha degaanka.

Degaanka Timirshe ayaa isagu kamid ah degaanada hoos taga gobolka bari, muuqaal ahaana waa degan buuraley ah oo ay maraan buuraha sil siladda Golis, dhinaca kale degaanku waxaa uu qeyb ka yahay degaano badan oo kale oo ku yaala gobolka kuwaasoo aan haysanin daryeel caafimaad iyo mid wax barasho.

A Somali/AA

Previous Post

CUDURADA SONKOWGA IYO DHIIGKARTA OO SI XAWLI LEH UGU SII KORDHAYA DUNIDA “UN REPORT”.

Next Post

KULAN LAGU HORMARINAYO WAX SOO SAARKA TIMIRTA OO KA DHACAY BOOSAASO.

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
KULAN LAGU HORMARINAYO WAX SOO SAARKA TIMIRTA OO KA DHACAY BOOSAASO.

KULAN LAGU HORMARINAYO WAX SOO SAARKA TIMIRTA OO KA DHACAY BOOSAASO.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo