SAADAASHA HAWADA SOOMAALIYA
Inta lagu guda jiro todobaadkan 5ta bisha November 2012ka waxaa goobo ku yaalla koonfurta Soomaaliya laga filayaa in ay ka daáan roobab isugu jira kuwa qafiif ah iyo dhexdhexaad, iyadoo...
Read moreInta lagu guda jiro todobaadkan 5ta bisha November 2012ka waxaa goobo ku yaalla koonfurta Soomaaliya laga filayaa in ay ka daáan roobab isugu jira kuwa qafiif ah iyo dhexdhexaad, iyadoo...
Read moreQaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada ku yaalla dalka Libya ayaa sheegay in dhibaatooyin kala duwan ay ku haystaan gudaha xabsiyadaasi, iyagoo sheegay in jirdil halkaasi...
Read moreSida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Midowga Yurub, wuxuu Soomaaliya u ansixiyay sanadka 2012ka kaalmo wadajir ah, taasoo cadadkeeda lagu sheegay 158 milyan oo lacagta Euro-ga ah. Midowga...
Read moreDadka muruqmaalatada ah ee ka shaqeeya shaqooyinka xoogsiga ah ee ku nool magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa waxay ka cabanayaan shaqo yari lasoo daristay. Dadkan muruqmaalka ah oo...
Read moreKalluumaysatada yar yar ee ka jilaabta xeebaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay inay haystaan dhibaatooyin kala duwan, kuwaasoo ka hortaagan wax soo saarka kalluumeysiga. Qaar ka mid ah kalluumaysatadaasi ayaa...
Read moreQaxooti Soomaaliyeed oo gaaraya ilaa 50 qoys oo dowladda Mareykanka u fidisay dib u dejin dalkeeda ah, ayaa laga soo celiyay garoonka diyaaradaha Enteppe ee dalka Uganda. Dib u soo...
Read moreTodobaadkii tegey badi qaybaha waddanka ayey ka da’een roobab wanaagsan intii lagu guda jiray saadaasha. Dhinaca waqoyi-bari ee waddanka ayaa laga soo sheegayaa inay ka da’een roobab xooggan intii u...
Read moreMunaasabada ciida carafo darted waxaa maanta madaxda sar sare ee dalka ay shacabka Soomliyeed ugu hambalyeeyeen munaasabada ciidul Adxa, iyagoo u rajeeyey in sanadkan kan xiga ay dalka oo nabad...
Read moreXaalada amniga ee soo hagaagaysa ee magaalada Muqdisho ayaa sare u qaaday rajada iyo damashaadka dadweynaha magaaladaas ee munaasabadda ciidul adxa. Maanta si ka badelan jawigii hore ee lagu yaqaanay...
Read moreRoobabka Deyrta ayaa weli ka da`ayay qeybo ka mid ah dalka toddobaadkii la soo dhaafay. Qeybaha koofureed iyo bartamaha dalka ayaa helay roobab lixaad leh halka qeybaha waqooyina ay heleen...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo