Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

DABAYLAHA SANDY OO HAKIYAY QAXOOTI MAREYKANKA U SOCDAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 1, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
DABAYLAHA SANDY OO HAKIYAY QAXOOTI MAREYKANKA U SOCDAY

DIGITAL CAMERA

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank

Qaxooti Soomaaliyeed oo gaaraya ilaa 50 qoys oo dowladda Mareykanka u fidisay dib u dejin dalkeeda ah, ayaa laga soo celiyay garoonka diyaaradaha Enteppe ee dalka Uganda.
Dib u soo celinta qaxootigaan ayaa la sheegay inay ugu wacan tahay dabeylaha Sandy ee dhowan ku dhuftay qeybo ka mid ah waddankaasi Mareykanka.

Weriyeheenna Maxamed Ibraahim Raage, oo ku sugan magaalada Kampala ee caasimadda dalkaasi Uganda, ayaa  soo sheegay in qaxootigaan si ku meel gaar ah loo dejiyay  hotel ay kharashkiisa ka bixinayso Qaramada Midoobay. Raage ayaa intaasi ku daray in qoysaskaasi  laga yaabo in maalmaha soo aaddan loo oggolaado inay dhoofaan.

Uganda, waxaa ku yaalla xerooyin qaxooti kuwaasoo ay ku jiraan qaxooti ka soo kala jeeda waddamo ay ka mid yihiin Soomaaliya, Kongo, Ruwadanda, Burundi,Koofurta Suudan, Itoobiya iyo Eretereya, kuwasoo dhammaantood  halkasaai u jooga sababo kala duwan.

Qaxootigaan ayaa inta badan waxaa loo qaadaa oo  dib u dejin u sameeya waddamo ay ka mid yihiin  Mareykanka, Austaraaliya, Kanada , Sweden, Norway, iyo waddamo kale, waxaana muddooyinkii ugu dambeeyay garoonka Entebbe aad uga dhoofayay qaxooti kala duwan.

Dhinaca kale, dowladda Uganda ayaa wax ka baddashay shuruudihii ay ku xiri jirtay dadka Soomaaliyeed ee u soo socdaalaya dalkeeda, kuwaasoo ahaa in qofka wata baasaboorka Soomaaliga ah looga baahan yahay in garoonka uu ka soo bixiyo qof damiin ka ah oo lala sawiro, haddii qofkaas la waayana aan loo oggolaan jirin inuu gudaha u galo dalka, taasoo hadda lagu baddalay oo kaliya in qofku uu buuxiyo foom yaalla gudaha  garoonka, ka dibna uu magaalada gali karo.

AA/FM/AM

Previous Post

SAADAASHA HAWADA EE TODDOBAADLAHA AH

Next Post

HOOS U DHACA KALLUUMEYSATADA SHABEELLAHA HOOSE

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
MAXAA LAGU HORUMARIN KARAA KALLUUMAYSATADA SOOMALIDA?

HOOS U DHACA KALLUUMEYSATADA SHABEELLAHA HOOSE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo