Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

HOOS U DHACA KALLUUMEYSATADA SHABEELLAHA HOOSE

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 2, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
MAXAA LAGU HORUMARIN KARAA KALLUUMAYSATADA SOOMALIDA?
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKalluumaysatada yar yar ee ka jilaabta xeebaha gobolka Shabeellaha  Hoose ayaa sheegay inay haystaan dhibaatooyin kala duwan, kuwaasoo  ka hortaagan wax soo saarka kalluumeysiga.

Qaar ka mid ah kalluumaysatadaasi ayaa raadiyo Ergo u sheegay in hoos u dhac xoog leh uu ku yimid wax soo saarkooda, oo ay ugu wacan tahay xaalufin ba`an oo lagu hayo badda Soomaaliya.

“Hoos u dhaca waxaan la qabnaa guud ahaan gobollada kale ee xeebaha leh ee dalkeenna, waxaana u sababeynaynaa dowladdii dhexe ee dalka markii ay dhacday wixii ka dambeeyay  kalluumaysatadu ma aysan helin dhiirrigelintii ay u baahnaayeen oo  ku saabsan wax soo saarka kalluumaysiga,” sidaa waxaaa yiri Maxamed Cali Nuur, oo ka mid ah kalluumaysataas.

Maxamed ayaa sheegay in kalluumeysatadu haysan wax tababar ah, qalab iyo suuqgen intuba. Waxaa sidaas oo kale ka  xirmay taakuleyntii heerka caalami ahayd oo ay ka heli jireen hay`adaha QM ee FAO.

Wuxuuna intaas ku daray ee uu sheegay iney dhibaatadaas u wehliuyaan in xeebaha Soomaaliya ay dhibaatooyin ba`an ku hayaan maraakiibta shisheeye, kuwaasoo caqabad ku ah sida uu sheegay kalluumaystada yar-yar  ee Soomaaliyeed.

Farxaan Maxamed, oo isna  ka mid ah kalluumaysatada yar-yar ee gobolka ayaa sheegay in marna ay helaan kalluun marna ay soo waayaan .

Si kastaba  ha ahaate,  kalluumaysatada xeebaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in haddii ay heli lahaayeen qalab wanaagsan, tababarro iyo wacyi galin iyo  shirkado ka iibsada kalluunka inuu sare u kici lahaa wax soo saarkooda.

Aadan Diyeeshe/AA/FM/AM

Previous Post

DABAYLAHA SANDY OO HAKIYAY QAXOOTI MAREYKANKA U SOCDAY

Next Post

MURUQMAALATADA BELEDWEYNE OO WAJAHAY SHAQO YARI

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
Next Post
MURUQMAALATADA BELEDWEYNE OO WAJAHAY SHAQO YARI

MURUQMAALATADA BELEDWEYNE OO WAJAHAY SHAQO YARI

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 24-JUN-2026

IDAACADDA 24-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 24-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo