Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MURUQMAALATADA BELEDWEYNE OO WAJAHAY SHAQO YARI

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 5, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
MURUQMAALATADA BELEDWEYNE OO WAJAHAY SHAQO YARI
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka muruqmaalatada ah ee ka shaqeeya shaqooyinka  xoogsiga ah ee ku nool magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa waxay ka cabanayaan shaqo yari lasoo daristay.

Dadkan muruqmaalka ah oo badi lagu arkayo goobaha waddooyinka agagaarkooda ah, halkaasoo ay ku sugaan cid ka kaxeysata oo ay shaqooyin u qabtaan, ayaa sheegaya in habkii ay ku maareyn jireen nolosha ay ku adkaatay. Inkastoo ay jiraan dhibaatooyinkan shaqo yari, haddana lamahayo tirakoob ku saabsan dadka shaqo-gacmeedka xoogsiga ah noloshooda maalinlaha ah ay sida tooska ah ugu tiirsanayd ee haatan shaqo beelay.

Maxamed  Axmed Dagaal,  oo ah 70jir fuundi ah  ayaa raadiyo Ergo u sheegay inay saamayn ku yeelatay dad badan oo ka guuray magaalada Beledweyne markii ay daadadku dhaceen, isagoo tilmaamay in sidii ay u dhammaatay fatahaaddii magaalada ku dhufatay ay hoos u dhaceen shaqooyinkii ay qaban jireen.

Inta badan shaqaalahan ayaa qaban jiray dhismaha guryaha iyo shamiindeyntooda, waxaana sida uu sheegay Maxamed  Axmed uu isagoo haatan sii duqoobaya ay aad ugu adagtahay noloshaan. Shaqaalaha la midka ah Maxamed waxay helaan  200,000 ilaa 300,000 oo shillinka Soomaaliga ah

Inkastoo Muruq-maalatadan dadka ay shaqada ka heli jireen ee fatahaadaha uga baxay guryahooda ay qaarkood si tartiib tartiib ah  usoo guryo-noqdeen, ayaa haddana weli u muuqan in toddobaadkan iyo kan xiga ay shaqo gacmeedki xoogsiga ay dib u soo laaban doonin, sababo la xiriira roobabka oo dhismaha ka dhigaya mid qoyan.

Abdullahi Salad/MG/FM

Previous Post

HOOS U DHACA KALLUUMEYSATADA SHABEELLAHA HOOSE

Next Post

158 MILYAN EURO OO SOOMAALIYA LOOGU DEEQAY

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
158 MILYAN EURO OO SOOMAALIYA LOOGU DEEQAY

158 MILYAN EURO OO SOOMAALIYA LOOGU DEEQAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo