Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

158 MILYAN EURO OO SOOMAALIYA LOOGU DEEQAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 5, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
158 MILYAN EURO OO SOOMAALIYA LOOGU DEEQAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Midowga Yurub,  wuxuu  Soomaaliya u  ansixiyay sanadka 2012ka kaalmo wadajir ah, taasoo cadadkeeda lagu sheegay 158 milyan oo lacagta Euro-ga ah.

Midowga Yurub ayaa sidoo sheegay inay dib u eegid ku sameeyeen deeqihii ay siin jireen Soomaaliya, iyadoo kordhisay lacagtii loogu talagalay horumarinta Soomaaliya oo markii hore ahayd 212 milyan, tanoo haatan la gaarsiiyay 412 milyan.

Barnaamijkan ayaa waxaa meelmariyay 27 dowladood oo xubno ka ah MY, waxaana dhaqaalahan uu yahay midka ugu ballaaran ee deeq ahaan loo siiyay Soomaaliya.

Michele Cervoned Urso, oo ah ergayga gaarka ah ee MY ugu qeybsan Soomaaliya, ayaa sheegay in lacagahaas ay wax weyn ka tari doonaan nolosha dadka.

Badi dhaqaalahan ayaa waxa lagu bixin doonaa waxyaabo ay ka mid yihiin taageero siinta qeybaha xukunnada iyo amniga, oo loo qoondeeyay 39 milyan, barnaamijyada horumarinta dhaqaalaha iyo kobcinta iyo adkeynta nolosha dadka ayaa waxaa ku bixi doonta 42 milyan, howlaha ammaanka cuntada iyadooo loo marayo maareynta dhulka daaqsinka ah ee deegaannada Puntland ayaa waxaa ku bixi doonta 25 milyan,  barnaamijyada horumarrinta qeybaha waxbarashada ayaa waxaa iyadana lagu bixin doonaa 30 milyan, taageerada dimuqraadiyeenta ayaa waxaa loogu talagalay adduun dhan  14 milyan, lacagta iyo taageero farsamooyinka iyo howlmaalmeedka ayaa iyadana waxaa loogu talagalay 8 milyan.

Midowga Yurub ayaa ah deeq bixiyaha ugu ballaaran ee kaalmooyinka siiyay Soomaaliya, sanadkan 2012ka.

MG/FM

Previous Post

MURUQMAALATADA BELEDWEYNE OO WAJAHAY SHAQO YARI

Next Post

TAHRIIBAYAASHA SOOMAALIDA EE KU XIRAN LIIBIYA

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
TAHRIIBAYAASHA SOOMAALIDA EE KU XIRAN LIIBIYA

TAHRIIBAYAASHA SOOMAALIDA EE KU XIRAN LIIBIYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo