Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

MUQDISHO OO ISBADEL LAGU CIIDAYO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
October 26, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
MUQDISHO OO ISBADEL LAGU CIIDAYO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaalada amniga ee soo hagaagaysa ee magaalada Muqdisho ayaa sare u qaaday rajada iyo damashaadka dadweynaha magaaladaas ee munaasabadda ciidul adxa.

Maanta si ka badelan jawigii hore ee lagu yaqaanay magaalada dad badan  ayaa xaadir ku ah xeebaha loo dalxiis tago ee  liido iyo Jaziira, kuwaasi oo ka soo kabanaya burburkii ku soo gaaray colaadihii dalka ka taagnaa mudada ka badan 21 sano.

Cabdiqani Cabdulahi ayaa kamid ah dhalinyaro salaadii ciida kadib ku sii socotay xeebta Jaziira si ay ugu soo damaashaadaan, wuxuuna u waramay idaacada Ergo

“Waxaan hada ku wajahanahay xeebta Jaziira, maalinta labaad ee ciidana aniga iyo asxaabteyda waxaan aadi doonaa xeebta Liido, waan ku faraxsanahay in maanta muqdisho oo xaaladeeda amni ay badashay aan ku ciido” ayuu yiri Cabdiqani

Cabdulaahi Xasan oo ah Cabdqani saxbkiis waxa uu xeebta u aadayaa in uu kubad ku soo ciyaaro, sida uu sheegay manta waxa uu heli karaa  fursad ay isku arkaan asxaabtiisa.

Faadumo Cali, iyadu waxa ay qabtaan rajo lamid ah tan dhalinyaradaas waxa ay Ergo u sheegtay in ay aad ula dhacsantahay  xaalada magaalada Muqdisho.

Wadooyinka, isgoysyada, suuqyada iyo goobo kale oo ka tirsan gobolkan banaadir ayaa waxaa camiray caruur kuwaasi oo si farxad leh  koox koox ugu socdo una damaashaadaya munaasabda ciidul adxaa oo maalintii kowaad laguda galay.

Dadka munaasabadan ciida manta magaalada Muqdisho ugu damaashaadaya aayaa waxaa kamid ah boqolaal barakacayaal ah oo xiligan oo kale sanadkii hore ay abaaro iyo macaluul ka soo saareen guryahooda, kuwaa oo qaar kamid ah maanta ii sheegay in ay ku niyad wanaagsan yihiin inay ku dheefsadaan xoolaha udxiyada ah ee maanta oo kale la qalo.

Nasro Cabdi Cismaan/MG

Previous Post

WARARKA SAADAASHA ROOBABKA IYO WEBIYADA

Next Post

MADAXDA DALKA OO DIRAY FARRIINTA CIIDUL ADXA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
MADAXDA DALKA OO DIRAY FARRIINTA CIIDUL ADXA

MADAXDA DALKA OO DIRAY FARRIINTA CIIDUL ADXA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo