Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

WARARKA SAADAASHA ROOBABKA IYO WEBIYADA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
October 24, 2012
in Masiibooyinka, Wararkii u Danbeeyay
0
SAADAASHA HAWADA IYO ROOBABKA SOOMAALIYA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankRoobabka Deyrta ayaa weli ka da`ayay qeybo ka mid ah dalka toddobaadkii la soo dhaafay. Qeybaha koofureed iyo bartamaha dalka ayaa helay roobab lixaad leh halka qeybaha waqooyina ay heleen roobab iska caadi ah.

Saadaasha roobabka ee Toddobaadka soo socda ayaa tilmaameysa in roobab lixaad leh ay ka di`i doonaan inta badan qeybaha dalka oo ay ku jiraan dhulalka sare ee Itoobiya.

Heerarka wabiyada Jubba iyo Shabeelle ayaa sare u sii kacayay iyadoo loo aaneynayo roobabka xooggan ee ka da`ayay dhulalka sare ee Itoobiya iyo deegaannada ku dherersan webiyada dalka. Heerka biyaha webiga Shabeelle ayaa la filayaa in toddobaadka soo socda ay sare u kacaan. Meelaha uu wabiga Shabelle ka maro degmooyinka Afgooye, Jannaale iyo Awdheegle ayaa haatan qarqarku buuxaan, waxayna halis ugu jiraan inay daadad ku soo fatahmaan.

Si kastaba ha ahaatee waxaanan la fileyn wax khatar ah oo daadad ah inuu u geysto webiga Jubba deegaannada ku dherersan.  Heerarka biyaha webiga ee magaalada Balad weyne ayaa haatan ka sarreeya sidii caadiga ahaa, heerka biyaha webiga oo haatan lagu qiyaasay 4.80m taasoo 2.50m ka hooseeysa khatarta sare ee heerka daadad sababi kara. Heerka biyaha weviga ee degmada Luuq ayaa haatan iska caadi ah. Iyadoo haatan lagu qiyaasay heerka biyaha webiga 2.84m taasoo 3.16m ka hooseysa khatarta sare ee heerka daadad sababi kara.

Fatuma/MG

Previous Post

ROOBAB WAXYEELLO GAARSIIYAY BANDAR-BEYLA

Next Post

MUQDISHO OO ISBADEL LAGU CIIDAYO

Related Posts

Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo
Wararkii u Danbeeyay

Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo

September 11, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Barakicin qasab ah oo nolol xumo galisay qoysas laga saaray xeryaha Baydhabo

September 10, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Next Post
MUQDISHO OO ISBADEL LAGU CIIDAYO

MUQDISHO OO ISBADEL LAGU CIIDAYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo