Barakac ka taagan kismaayo
Xaalad kacsanaan ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka taagan tahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay qeyb ahaan isaga baxeen maamulkii Alshabaab ee gacanta ku...
Read moreXaalad kacsanaan ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka taagan tahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay qeyb ahaan isaga baxeen maamulkii Alshabaab ee gacanta ku...
Read more17 September, 2012 NAIROBI Weriyeheenna Maxamed Gaarane ayaa wuxuu arrimo la xiriira badbaadinta dadka rayidka ah, haddii ay jiraan qorshe gargaar oo mucaawinooyin lagu gaarsiinayo dadka ku barakaca howlgalka AMISOM...
Read moreMaamulka degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xaalad bani`aadannimo oo liidata ay ka taagan tahay degmada Marka iyo tuulooyinka ku hareeraysan, tanoo ay sabab uga dhigeen markii...
Read moreSanduuqa badbaadada carruurta qaramada midoobay ee UNICEF ayaa sheegtay in dhimashada carruurta ka yar shanta sano ay hoos u dhacday 20-kii sano ee la soo dhaafay, 14 kun oo carruur...
Read more12 September, 2012 NAIROBMadaxweynayaasha dowladaha Kenya iyo Tanzania Mwai Kibaki iyo Jakaya Kikwete ayaa soo dhoweeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sh Maxamuud oo 10-kii bishan si aqlibiyad ah loogu...
Read more12 September, 2012 NAIROBI Iyadoo dhowaan loo doortay Soomaaliya madaxweyne cusub ayaa waxaa isa soo taraaya taageerada iyo hambalyada loo jeedinayo madaxweynaha cusub ee la doortay mudane Xasan Sheekh Maxamuud,...
Read more11 September, 2012 MUQDISHO Waxaa si aqlabiyad leh ugu guuleystay doorashadii madaxtinnimo ee Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud, oo isagu 190 cod ka helay ku dhowaad 270 cod oo ay...
Read more11 September, 2012 LAASCAANOOD Aaladdan calaamadda ah oo uu wiilkan dhalinyarada ah soo saaray ayaa waxa loo isticmaalaa garoomada ciyaaraha, iyadoo ay ku qaadatay inuu farsameeyo mudo labo sano ah....
Read more10 September, 2012 MUQDISHO Magaalada Muqdisho waxaa si weyn uga soconaya qabanqaabada fadhiga baarlamaanka oo maanta la filayo in lagu doorto madaxweynaha Soomaaliya hoggaamin doonaa 4ta sanadood ee socota. Illaa...
Read more07 September, 2012 NAIROBI Iyadoo baarlamaanka Soomaaliya ay isku diyaarinayaan inay doortaan madaxweyne cusub isbuuca soo socda, ayaa ergay sare oo QM ka tirsan wuxuu farriin u diray xildhibaannada Soomaaliyeed....
Read more© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo