Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Doorashada madaxtinimada Soomaaliya oo maanta dhacaysa

Radio Ergo by Radio Ergo
September 10, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
Doorashada madaxtinimada Soomaaliya oo maanta dhacaysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank10 September, 2012 MUQDISHO Magaalada Muqdisho waxaa si weyn uga soconaya qabanqaabada fadhiga baarlamaanka oo maanta la filayo in lagu doorto madaxweynaha Soomaaliya hoggaamin doonaa 4ta sanadood ee socota.

Illaa 24 musharax ayaa kamid ah dad u taagan inay qabtaan xilka madaxtinimo ee dalka, waxaana kamid ah Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, Raisul wasaarihii xukuumada haatan uu waqtigeeda dhamaanayo Pro Cabdiweli Maxamed Cali, Dr C/raxmaan Baadiyoow, Raísul wasaarihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Pro Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cabdullaahi Axmed Cadoow iyo 18 musharax oo kale.

Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka lagu arkayaa ciidamada Dawlada iyo midawga Afrika ee AMISOM, waxaana si weyn loo adkeeyay amaanka caasimada.

Doorashan ayaa waxa ay qeyb ka tahay dadaalo isku dhaf ahaa oo ay madaxda Soomaalida iyo beesha caalamka ay garwadeen ka yihiin, kuwaa oo la doonayo in Soomaaliya looga saaro xiliga kumeelgaarka ah iyo fadhiidnimada dhinaca siyaasa ee wadanka daashatay muddo ka badan 21 sano.

Xubnaha baarlamaanka oo tiradooda ay gaarayso 275 mudane ayaa waxaa ay codkooda u ridi doonaan 24 musharax oo ay qudbadahooda dhamaysteen maalmihii la soo dhaafay. Doorashadan ayaa waxaa si weyn caalamka daafihiisa ugala socda malaayiin Soomaali ah oo ay kamid yihiin kumaan kun oo qaxooti ah oo ku nool xeryaha qaxootiga ee waqooyiga bari ee Kenya ee Dhadhaab.

Yusuf Keynaan/MG

Previous Post

Ergey QM ka tirsan oo baarlamaanka Soomaaliya baaq u diray

Next Post

Wiil dhalinyaro ah oo qalabka calaamadaha garoomada soo saaray

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Wiil dhalinyaro ah oo qalabka calaamadaha garoomada soo saaray

Wiil dhalinyaro ah oo qalabka calaamadaha garoomada soo saaray

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo