Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Ergey QM ka tirsan oo baarlamaanka Soomaaliya baaq u diray

Radio Ergo by Radio Ergo
September 7, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

07 September, 2012 NAIROBI Iyadoo baarlamaanka Soomaaliya ay isku diyaarinayaan inay doortaan madaxweyne cusub isbuuca soo socda, ayaa ergay sare oo QM ka tirsan wuxuu farriin u diray xildhibaannada Soomaaliyeed.

Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga, ayaa warqad furan u qoray xildhibaannada cusub ee baarlamanka taasoo uu kula dardaarmayo inay doortaan madaxweyne leh karti iyo aqoon, Soomaaliyana ka saara dhibaatada.

Mr. Mahiga, oo sidoo kale ah madaxa siyaasadda ee QM u qaabilsan Soomaaliya (UNPOS), ayaa ugu baaqay baarlamaanka inay doortaan musharraxa dalka u noqon doona daacad afarta sano ee soo socota, isla markaana ka shaqeyn doona dhismaha nabadda.

“Waa in rajada ay qabaan shacabka gudaha, waddamada gobolka iyo beesha caalamka laga soo baxaa oo la doortaa madaxweyne keeni doona dowlad wanaagsan, sida hoggaanka mideysan ee barlamaanka cusub ee Soomaaliya, waxeyna arrintaas u taallaa walaalaha rag iyo dumar ee sharci dajinta.” Ayuu yiri Ambassador Mahiga.

Wuxuu ugu baaqay xildhibaannada inay ka fekeraan wanaagga dalkooda iyo dadkooda, isagoo u sheegay in codka ay dhiibanayaan uu yahay mid sir ah oo aan qof kale la ogeyn

“Dooro musharraxa noqon doona daacad kana soo bixi doona hoggaaminta dalka, ee leh aragti fog oo ku habboon afarta sano ee soo socota is badalka iyo nabadda Soomaaliya, ogaada sharaftiinna iyo fursaddiina waxay ku jirtaa cod dhiibashada qarsoodiga ah hana oggolaanina in fursaddani ay siibato.”

10-ka bishan September ayaa lagu wadaa in Soomaaliya ay yeelato madaxweyne cusub, taasoo looga baxayo ku meel-gaarnimada.

CC/FM

Previous Post

Qoysaskii ka barakacay kismaayo oo gaaray deegaanno ka tirsan jubbada hoose

Next Post

Doorashada madaxtinimada Soomaaliya oo maanta dhacaysa

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Doorashada madaxtinimada Soomaaliya oo maanta dhacaysa

Doorashada madaxtinimada Soomaaliya oo maanta dhacaysa

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo