HRW : Dawladda Kenya waa ineyan qasab ku celinin qaxootiga
Iyadoo cabsi iyo warwar la xiriira in hadal heyn in dawladda Kenya ay doonayso in ay si xoog ah dib ugu celiso xeryaha qaxootiga dadka qaxootiga ee ku nool magaalooyinka...
Read moreIyadoo cabsi iyo warwar la xiriira in hadal heyn in dawladda Kenya ay doonayso in ay si xoog ah dib ugu celiso xeryaha qaxootiga dadka qaxootiga ee ku nool magaalooyinka...
Read moreWaxaa soo kordhaya dadka gobollada ka imaanaya ee dib ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho, xili rajada Soomaalida ay tahay mid wanaagsan, oo xaaladda ammaan ay ka soo raynayso. Magaalada Beledweyne...
Read moreXaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo waxaa si rasmi ah uga bilowday ololaha tallaalka Cudurka dabeysha kaasoo ay ka faa'ideysanayaa carruurta da'adooda ay ka yarta shanta sano ee ku nool...
Read moreTiro 5 qof ah ayaa xaanuun aan la xaqiijin waxa uu yahay ugu geeriyooday deegaanka Gelinsoor oo ka tirsan gobolka Mudug, sida ay sheegeen howlwadeennada caafimaadka ee deegaankaas. Maxamed Xuseen...
Read moreDeegaanka Holhol waxa uu ka tirsan yahay gobolka sool, waxaana uu ka mid yahay deegaannada ay ku badan yihiin xoolaha sida geela iyo ariga ee gobolka, halkaasoo ay daaqsin iyo...
Read moreHowlo baaritaan iyo daaweyn ah oo loo fidinayo dadka ka xanuunsanaya dhimirka ayaa ka soconaya degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Daaweyntan tabarucaadda ah ayaa waxaa iska kaashaday xarun caafimaad oo...
Read moreHuman Rights Watch ayaa ugu baaqday saraakiisha ciidamada amaanka ee Soomaaliya in ay sii daayaan qof saxafi ah oo ay hayaan iyo laba qof oo kale oo lala xiriirshay eedeyn...
Read moreQaxooti Soomaaliyeed oo ka tegaya magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale oo Kenya ku yaalla ayaa maalin walba gaaraya xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka Waqooyi bari Kenya, Sida ay sheegayaan shirkadaha...
Read moreSida uu Cabdicasiis noo sheegay saraakiil ka tirsan CIDda ayaa telefoon u soo diray xilli uu ku guda jiray howlihiisa shaqo, iyagoo ku amray inuu yimaado xarunta CID waxayna markii...
Read moreHowlo quudin ah oo uu fulinayo urur maxalli ah oo lagu magacaabo Irdo ayaa si rasmi ah looga bilaabay qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo,waxaana taabba gelinaya barnaamijka cuntada adduunka...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo