Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

BAAQA HUMAN RIGHTS WATCH

Radio Ergo by Radio Ergo
January 14, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
XEER ILLAALINTA OO MAANTA DHAGAYSTAY KIISKA WERIYE CABDICASIIS KORONTO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHuman Rights Watch ayaa ugu baaqday saraakiisha ciidamada amaanka ee Soomaaliya in ay sii daayaan qof saxafi ah oo ay hayaan iyo laba qof oo kale oo lala xiriirshay eedeyn ku saabsan qof dumar ah oo la sheegay in ciidamada ammaanka ee dowladdu ay kufsi u geysteen.

Dabayaaqadii todobaadkii hore ayaa waxaa booliska Muqdisho ay  xireen saxafi madax bannaan oo lagu magacaabo Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim, waxaana sida ay sheegtay Human rights watch la iska hayaa asagoon wax dacwad ah lagu soo oogin.

Agaasimaha waaxda Afrika ee Human Rights Watch Daniel Bekele, ayaa ugu baaqay in dowlada Soomaaliya loo baahan tahay in ay xaqiijiso in boolisku ay qeyb ka yihiin xalka xad gudubyo baahsan oo ciidamada ammaanku ay ku kacaan, isla markaana waa in ay xaqiijiso in boolisku aysan dhibka qeyb ka ahayn.

Sidoo kale 10kii Janaayo, ayaa waxaa waaxda dambi baarista ee dhexe ee Booliska Soomaaliyeed (CID) oo ku taala gudaha Muqdisho ay ku xireen  haweeney sheegtay in ciidamada dowladu ay kufsadeen bilo ka hor markaas, ayada iyo naag kale oo ay saaxiibo yihiin oo ku xirtay saxafiyiin.

Human Rights Watch ayaa waxa ay tilmaamtay in aysan awoodi karayn in ay soo baarto sheegashada kufsigaa. Intii su’aalaha boolisku weydiinayeen ayaa madaxa laanta CID-da, Janaraal Cabdullaahi Xassan Bariisse, waxaa la sheegay in uu haweeneydaa ku qasbay in ay soo gudbiso nambarada taleefanada ee saxafiyiinta ayada wareysiga ka qaaday.

Human Rights Watch ayaa sheegtay in aamusinta dhibbaneyaasha kufsiga iyo saxafiyiinta aysan  dhammayn doonin carqalada dhanka galmada ah ee Soomaaliya ka jira,waxaana ay tilmaamtay in taa oo kaliyah ay sii xoojin doonto cimilada Soomaaliya ee ah isla xisaabtamid la’aanta.

Ugu dambeyntii ayaa waxaa Daniel Bekele uu ugu baaqay Madaxweyne Xassan Sheekh, madaxweynaha Soomaaliya in  uu dhowro ballan qaadkii uu sameeyay asagoo xaqiijinaya in booliska la tacaamulaya arinkan aysan ka niyad jabin  saxafiyiinta in ay soo tebiyaan xad gudubyada dowladu geysato ama in aysan ka niyad jabin dhibbaneyaashu in ay caddaalad raadsadaan.

Previous Post

KA FAAÍIDAYSIGA BIYAHA ROOBABKA

Next Post

DADKA XANUUNKA DHIMIRIKA QABA EE BUUHOODLE OO HELAY DAAWEYN

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

DADKA XANUUNKA DHIMIRIKA QABA EE BUUHOODLE OO HELAY DAAWEYN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo