QIIMAHA XOOLAHA TODDOBAADKAN IYO QEYBO KA MID AH DALKA
Inkastoo roobabkii Guga ay ka da`een qeybo badan oo dalka ka mid ah xooluhuna ay naqeysteen oo ay buurbuuran yihiin, haddana gobolka Gedo waxaa jira hoos u dhac ku yimid...
Read moreInkastoo roobabkii Guga ay ka da`een qeybo badan oo dalka ka mid ah xooluhuna ay naqeysteen oo ay buurbuuran yihiin, haddana gobolka Gedo waxaa jira hoos u dhac ku yimid...
Read moreTallaallada cudurrada cagaarshowga iyo xanuunnada ku dhaca maskxada carruurta ee Maskax-garaadka ama manjajiska ayaa markii ugu horreysay Soomaaliya lagu soo biiriyay tallaalladii saddexnaa ee la siin jiray carruurta Soomaaliyeed. Waxaa...
Read moreWadayaasha gaadiidka isaga kala goosha Muqdisho, Baydhabo, Marka iyo Jowhar ayaa ka cabanaya jidgooyooyin badan oo ciidamada dowladda ay waddooyinka dhigteen, iyagoo sheegay ine dhibaato kala kulmaan. “Ciidamo ka tirsan...
Read moreQaar ka mid ah qoysaska deggan xaafadaha ka agdhow jiinka webiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa bilaabay inay isaga guuraan halkaas, iyagoo ka baqdin qaba in...
Read moreCudurrada shuban biyoodka iyo duumada ayaa lasoo sheegayaa inay dad kusoo riteen deegaanka Yurkud oo 45km u jirta degmada Luuq ee gobolka Gedo, oo ay ku jiraan barakacayaal dib ugu...
Read moreMashruuc dhinaca kor u qaadista waxbarashadda ah ayaa laga bilaabay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, kanoo ay maal geliyeen midowga Yurub ayaa lagu gaarayaa carruurta xeryaha ku jirta iyo bulshada deegaanka....
Read moreGaadiid fara badan oo ah kuwa xamuulka qaada oo ku kala wajahnaa gobollada Gedo iyo magaalooyin ka tirsan gobolka waqooyi bari ee Kenya ayaa waxey ku xayiran yihiin waddooyinka xiriiriya...
Read moreWaxaa kulan ballaaran lagu qabtay dhowaan magaalada Garoowe oo ah magaalo madaxda Puntland oo looga hadlayo mushkiladda ku saabsan dhul xirmeysiga. Waxaa shirkan si xoog leh loogaga dooday sidii looga...
Read moreWaxaa ka bilowday magaalada Luuq ee gobolka Gedo olole nadaafadeed oo ay soo abaabuleen haweenka deegaankaas. Ololahan ayaa kallifay ka dib markii ay roobab badan halkaas ka da`een kuwaasoo keenay...
Read moreXabiibo Abukar Ibraahim waa gabar yar oo 5 jir ah una baahan gargaar caafimaad oo degdeg ah. Dadaal badan oo ay la martay hooyadeed oo la yiraahdo Faadumo Cismaan ayaanan...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo