Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Gabadh yar oo u baahan in loo fidiyo gargaar caafimaad

Radio Ergo by Radio Ergo
April 15, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXabiibo Abukar Ibraahim waa gabar yar oo 5 jir ah una baahan gargaar caafimaad oo degdeg ah. Dadaal badan oo ay la martay hooyadeed oo la yiraahdo Faadumo Cismaan ayaanan waxba uga suurtoobin iyadoo ay taasi ku dhacday waxyaabo badan oo is biirsaday sida  xanuunnadan oo in badan waddanka waxba looga qaban Karin sid ay ay caddeeyeen takhaatiirta dalka.

Haddaba Faadumo oo ah  hooyada gabadhaas  ku sugan Tuulo Amiin oo qiyaastii 5 km dhinaca waqoyi ka xigta degmadda Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa ku catawday in dhib weyn ay ku qabto gabadheeda oo ayan haatan waxba u qaban Karin markii la eego dhibaatada dhaqaale e haysata qoyskeed.

“gabadha xaladeedu mudo shan sano ah ayey sidaan tahay, haba ahaatee inta ku xeeran deeganka ee awoodayda ah meel aanan la marin ma jirto, dhakhaatiirtii aan arkayna waxay u shegeen in biyo madaxa kaga jiraan, ma fadhiisato, ma socoto, inaan sidaas kor ugu hayo ma ahanne si kale ma lahan”

Fadumo ayaa sheegtay  inay dhaaftay dhamaan wixii shaqo maalmeed ay qaban jirtay, ayna hadda ku soo ururtay haynta gabadheeddaa,

Dhakhaatiirta degmadda Beledxaawo ayaa u sheegay hooyada gabadhaan inaysan waxba uga qaban karin daaweynta xanuunka haya gabadheeda, sidaas darted ayay hooyo Faadumo waxayna codsi u dirtay hay’addaha gargaarka in gacan bani’aadannimo laga siiyo helitaanka daaweyn haboon, gabadheeda, iyadoona ah hooyo ka soo jeeda qoys sabool ah.
MM/MH

Previous Post

Qalab lagula soconayo heerka biyaha roobka oo lagu xiray deegaanno Puntland ka tirsan

Next Post

Saamaynta uu qarixii Muqdisho ku yeeshay dadka rayidka ah

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Saamaynta uu qarixii Muqdisho ku yeeshay dadka rayidka ah

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo