Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QIIMAHA XOOLAHA TODDOBAADKAN IYO QEYBO KA MID AH DALKA

Radio Ergo by Radio Ergo
April 26, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankInkastoo roobabkii Guga ay ka da`een qeybo badan oo dalka ka mid ah xooluhuna ay naqeysteen oo ay buurbuuran yihiin, haddana gobolka Gedo waxaa jira hoos u dhac ku yimid qiimaha xoolaha, taasoo ganacsatada xoolaha ay ku sababeeyeen hoos u dhaca sarrifka doollarka Mareykanka.

Degmooyinka Ceelwaaq iyo Baardheere oo gobolka Gedo ka tirsan ayaa waxaa laga soo sheegayaa hoos u dhac ku yimid qiimaha lakala siisto xoolaha nool , sida Geela, Lo`da iyo Adhiga.

Baardheere

Aadan Cabdi Axmed, wuxuu ka mid yahay dulaalleyda suuqa xoolaha Baardheere wuxuuna Ergo uga warbixiyay is beddelka qiimaha lagu kala gadanayo noocyada xoolaha:

Geela

Muunada 1aad: SO.SH 20,000000 (S0.SH 25,000000 toddobaadkii hore)
Muunada 2aad: SO.SH 16,000000 (SO.SH 18,000000 toddobaadkii hore)
Muunada 3aad: SO.SH 12,000000 (Waxba iskama beddelin)

Qurbaca yar yar ayay dadku aad u gadanayaan, gaar ahaan dadka xoolaha qala ee suuqyada u iibgeeya, qiimihiisuna waa SO.SH 8,000000.

Ariga

Adhiga ayuu sheegay Aadan Cabdi in qiimihiisu uu aad u hooseeyo, qiimihuusuna waa sidan:

Muunada 1aad:  SO.SH 1,800,000 (SO.SH 2,000000 toddobaadkii hore)
Muunada 2aad: SO.SH 1,400,000 (SO.SH 1,500,000 toddobaadkii hore)
Muunada 3aad: SO.SH 1,000000 (Waxba iskama beddelin)

Lo`da

Lo`da oo qiimaheedu wax badan iska beddelin ayaa lakala siisanayaa:

Dibiga weyn: SO.SH 9,000000
Dibiga yaryarka ah: SO.SH 6,000000

Ceelwaaq

Xuseen Maxamed oo ka tirsan dulaalleyda suuqa Ceelwaaq ayaa ka warbixinaya qiimaha ay xooluhu ka marayaan halkaas:

Ariga

Muunada 1aad: KSH 7,000 (KSH 8,000, toddobaadkii hore)
Muunada 2aa: KSH 6,000 (KSH 7,000, toddobaadkii hore)
Muunada 3aad: KSH 2,000 (Waxba iska beddelin)

Geela

Muunada 1aad: KSH 102,000
Muunada 2aad: KSH 70,000
Muunada 3aad: KAH 25,000
Degmadda Luuq

Geela

Muunadda 1aad: SO. SH 22,000000
Muunadda 2aad: SO.SH 20,000000

Ariga

Muunadda 1aad: $80
Muunadda 2aad : $75

BURCO

Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa dulaalleyda ay sheegeen inuu aad u wanaagsan yahay ganacsiga xoolaha, maaddaama roobab wanaagsan ay ka da`een gobolka. Muuse Aadan Ducaale oo ka tirsan shaqaalaha shirkadda ganacsiga xoolaha ee Indha deero ayaa inooga warbixinaya:

Ariga

Muunadda 1aad = $82 Muunadda 2aad = $85
Muunadda 3aad = $80

Geela

Muunada 1aad: $900
Muunada 2aad: $500

Hargeisa

Ariga

Muunada 1aad: $80
Muunada 2aad: $78

Dekadda magaalada Boosaaso ayaa laga dhoofinayaa xoolo aad u badan, tan iyo intii roobabkii Guga ay ka billowdeen dalka. Guddoomiyaha maxjarka Boosaaso, Maxamed Faarax ayaa sheegay in gudaha dekadda Boosaaso toddobaadkan dhexdiisa laga dhoofiyay tiro neef geel ah oo gaaraya 2,606 iyo 10`000 oo neef oo Ari ah, kuwaasoo loo dhoofinayo dalka Sacuudiga.

Axmed Saalix/Sidiiq Yuusuf/Aamina-Ladan Axmed/FM/AM

Previous Post

Barakacayaasha Ceelwaaq oo codsanaya gargaar

Next Post

PUNTLAND OO GACANTA KUSOO DHIGTEY DOONYO SI SHARCI DARRO AH U KALLUUMEYSANAYEY

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraa Galgaduud oo ka cabanaya cudur ka dilaya xoolaha oo il-dhaqaale u ah

August 14, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Somalia news, Latest news, Drought, Somali news, Mogadishu live news
Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato ku wajahaya Somaliland cunno xumo, go’doon iyo roob la’aan

August 7, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
Next Post
PUNTLAND OO GACANTA KUSOO DHIGTEY DOONYO SI SHARCI DARRO AH U KALLUUMEYSANAYEY

PUNTLAND OO GACANTA KUSOO DHIGTEY DOONYO SI SHARCI DARRO AH U KALLUUMEYSANAYEY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-AUG-2026

IDAACADDA 17-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-AUG-2026
August 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-AUG-2026
August 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-AUG-2026
August 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-AUG-2026
August 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13 AUG-2026
August 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo