Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

PUNTLAND OO GACANTA KUSOO DHIGTEY DOONYO SI SHARCI DARRO AH U KALLUUMEYSANAYEY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
April 26, 2013
in Masiibooyinka
0
PUNTLAND OO GACANTA KUSOO DHIGTEY DOONYO SI SHARCI DARRO AH U KALLUUMEYSANAYEY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankCiidamada badda ee Puntland ayaa arbacadii gacanta kusoo dhigay doomo ay wateen badmaaxiin ajnabi ah oo lagu eedeeyay inay si sharci darro ah uga kalluumeysanayeen xeebaha bari ee gobolka Sanaag.

Howlgalkan oo ka dhacay degmada Laasqoray ayay ciidamadu kusoo qabteen 5 doon iyo78 kalluumeysato u dhashay dalka Iiraan iyo 12 Soomaali ah oo ilaalo u ahaa kalluumeysatadan iyo hubkii ay wateen, kaddib markii kalluumeysatada deegaanka ay kusoo wargeliyeen ciidamada badda ee Puntland in doonyo ajnabi ah ay jarriif ba`an ku hayaan kheyraadka badda ee deegaankooda, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay taliyaha ciidamada badda Puntland, Cabdirisaaq Diiriye Faarax.

“In muddo ahba waxaa ina soo gaarayay cabasho ka imaaneysay dadka deegaanka Laasqoray oo noo sheegay inay dhibaato weyn ku qabaan doonyo si sharci darro ah uga kalluumeysanaya xeebta, kuwaasoo burburiyay doonyaha  kalluumeysatada deegaanka isla markaana ka googooyay shabaaktii ay ku kalluumeysanayeen kana xaalufiyay dhulkii.” Ayuu yiri taliyaha.

Bilihii ugu dambeeyay waxaa xeebaha Puntland ugu dhacay wax soo saarkii badda ee dhinaca kalluunka, taasoo loo sababeeyey doonyaha iyo maraakiibta ajnabiga ah ee boobka ku haya kheyraadka badda, waxaana ay shaqo la`aan soo wajahdey dad badan oo kalluumeysato ahaa kuwaasoo nolol maalmeedkooda kala soo bixi jirey badda, sida uu sheegay wasiir ku xigeenka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland Muuse Geelle Yuusuf, wuxuuna intaas ku daray  inay socon doonaan howlgalladan ay ciidamada badda kula dagaallamayaan doonyaha kalluumeysiga sharci darrada ah ka wada xeebaha Puntland.

Axmed Soomaali/FM/AM

Previous Post

QIIMAHA XOOLAHA TODDOBAADKAN IYO QEYBO KA MID AH DALKA

Next Post

Cudurka duumada oo ka dillaacay Ceelwaaq

Related Posts

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
blank
Cunto-Yaraanta

Somaliland: Roobab mahiigaan ah oo sababay dhamashada saddex qof iyo boqollaal xoolo ah

May 10, 2024
Mudug: Beeralay cunno xumo wajahaya markii uu qasaaray dalag ay beerteen
Beeraha Iyo Xoolaha

Mudug: Beeralay cunno xumo wajahaya markii uu qasaaray dalag ay beerteen

March 7, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Cudurka duumada oo ka dillaacay Ceelwaaq

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-DEC-2025

IDAACADDA 10-DEC-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-DEC-2025
Episode play icon
IDAACADDA 10-DEC-2025
December 10, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 09-DEC-2025
December 9, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 08-DEC-2025
December 8, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 07-DEC-2025
December 7, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 06-DEC-2025
December 6, 2025
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo