(ERGO) – Beeralayda degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa la daala-dhacaya cayayaan ay maaro u waayeen teer iyo dhamaadki sanadkii hore, kuwaa oo si baaxad leh uga baab'inaya dallagyada cagaaran....
Read more(ERGO) – Beeralayda degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa la daala-dhacaya cayayaan ay maaro u waayeen teer iyo dhamaadki sanadkii hore, kuwaa oo si baaxad leh uga baab'inaya dallagyada cagaaran....
Read more(ERGO) – Xasan Maxamuud Cabdi oo ka mid ah ganacsatada laga dumiyay dukaamadooda, wuxuu suuqan ku ganacsanayay 30-kii sano ee la soo dhaafey. Ninkan ayaa sheegay in dukaankiisa uu ka...
Read more(ERGO) – Sabriye Maxamed Sheekh wuxuu ka mid yahay ganacsatada hantidoodii ku waayay dab qabsadey suuqa xerada Ifo 10-kii bishii Juun 2022. waxaa ka gubtay dhamaan wixii uu hanti haystay,...
Read more(ERGO) – In ka badan labaatan kun oo carruur ah oo ka so jeeda qoysaska danyarta ah ayaa ka faa’iideysanaya waxbarasho bilaash ah oo sanadkii labaad ka socota saddex degmo...
Read more(ERGO) – Qoyska Saynab Cali Axmed oo ku nool Yucuboole oo 290 KM koonfur kaga beegan magaalada Sheekh ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa wajahaya biyo yari daran oo ka...
Read more(ERGO) – Axmed Xuseen Cabdi oo qoyskiisu uu ka mid yahay qoysaska magaalada ula soo cararay xoolahooda ayaa Raadiyow Ergo u sheegay in degaanadii ay ku noolaayeen laga waayay baad...
Read more(ERGO) – Afar sano ka dib qoyska Faadumo Isaaq Maxamed oo ka kooban 11 qof waxay dib u heleen diiwaan-galin cusub iyo gunnooyin raashin ah oo la siiyo qoysaska qaxootiga...
Read more(ERGO) – Nasteexo Cumar Ibraahim oo ah hooyo haysata shan carruur ah waxay nolosha qoyskeeda ka maareysa xirfadda sawir qaadista. Waxay shaqadan billowday bishii shanaad ee sanadkan. Waxay sheegtay in...
Read more(ERGO) - Isaaq Xeydar Caqiil oo aragga naafo ka ah iyo qoyskiisa oo shan qof ah waxay ku hoyanayaan toddobaadkii labaad daydka guriga qoys ehelo ay yihiin. Hoygooda oo ka koobnaa...
Read more(ERGO) – Kumannaan qoys oo ku barakacay colaadda degaanada Yeed, Aato iyo Washaaqo ayaa waxaa noloshooda saameeyay sicir-barar ku yimid raashinka noocyadiisa kala duwan Saddaxdii toddobaad ee la soo dhaafay....
Read more© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo