Cadaado: Raashiin loo qaybiyay qoysas colaad ku barakacay oo xoolihii ay dhaqanayeen laga dhacay
(ERGO) - Kun qoys oo ku barakacay dagaal ka dhacay deegaano hoostaga magaalada Cadaado ayaa loo qaybiyay raashiin loogu talogalay in ay isticmaalaan muddo bil ah. Waa qoysas cunno yari...
Read more












