Barakac ka taagan Ceelasha biyaha
OLYMPUS DIGITAL CAMERA Ceelasha Biyaha:- Barakac xooggan ayaa wali ka soconaya degaannada loo barakacay ee ku yaalla inta u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo Afgooye, deegaannada ugu badan oo ay dadku...
Read moreOLYMPUS DIGITAL CAMERA Ceelasha Biyaha:- Barakac xooggan ayaa wali ka soconaya degaannada loo barakacay ee ku yaalla inta u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo Afgooye, deegaannada ugu badan oo ay dadku...
Read moreBAY:- Qoysas badan oo markii hore ay dhibaateeyeen abaaraha Soomaaliya ayaa markale u baahan in loo sameeyo qorshayaal ballaaran oo dib loogu celinayo deegaannadooda oo haatan ay ka jirto barwaaqo,...
Read moreGaalkacayo:- Gobolka Mudug waxa uu ka mid yahay gobollada ay ku sugan yihiin qoysaska barkacayaasha ee ka cararay dagaalada iyo abaarihii ku dhuftay gobollada koonfureed ee Soomaaliya,waxaana xilligaan ku yaala...
Read moreGedo:- Waxaa laga deyrinayaa xaaladaha nololeed ee ay ku sugan yihiin qoysas ku barakacay dagaalo bishii la soo dhaafey deegaanka Ceelcade oo ka tirsan gobolka Gedo ku dhexmarey ciidamada Kenya...
Read moreNairobi:- Dalka Liibiya oo muddooyinkii dambe ay gaarayeen Soomaali fara badan oo doonaya inay uga sii gudbaan dalka Talyaaniga, ayaa waxay Soomaalidaasi ka cabanayaan mas`uuliyiinta Liibiya oo xir xira qaarkoodna...
Read moreMuqdisho:- Hay’ada Bisha Cas ee wadanka Qatar oo magaalada Muqdisho ka howlgalaysay tan iyo markii ay Soomaaliya ay ka dilaacday xaalada macluusha sanadii 2011 ayaa waxa ay bilaawday in dadkii...
Read moreKismaayo:- Cabsi iyo barakac ayaa ka jira degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, kadib markii ay halkaasi dagaal kula wareegeen ciidamada huwnta ah ee isgarabsanaya, ayadoo colaadda ka jirta nawaaxiga...
Read moreNairobi:- Markii si weyn kor loogu qaadey gargaarka bani’aadamnimada iyo dalag aad u wanaagsan oo soo go’ay oo is-biirsadey ayaa gacan ka geystey in ay soo wanaagsanaato xaaladda bani’aadamnimada ee...
Read moreNairobi:- Safiirka Soomaaliya u fadhiya waddanka Liibiya, ayaa ka dayriyey xawliga tahriibka ay ku socdaan boqollaalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee isku biimaynaya safarka dhibta badan ee ay kaga tallaabayaan badda u...
Read moreGalguduud:- Intabadan dhibaatooyin iyo waxyeelo badan ayay walxaha qarxa u geystaan dadka rayidka, gaar ahaan kuwooda ku nool goobaha dagaaladu ka dhacaan, iyadoo xiliyadaas looga tago dhulka miinooyin iyo agabyo...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo