Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Bisha Cas ee Qadar oo dib u dejin u samaysay 1,500 oo barakacayaal ah

admin by admin
February 7, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Bisha Cas ee Qadar oo dib u dejin u samaysay 1,500 oo barakacayaal ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMuqdisho:- Hay’ada Bisha Cas ee wadanka Qatar oo magaalada Muqdisho ka howlgalaysay tan iyo markii ay Soomaaliya ay ka dilaacday xaalada macluusha sanadii 2011 ayaa waxa ay bilaawday in dadkii Muqdisho ugu soo barakacay abaarihii dartood ay dib ugu celiso goboladdii ay ka yimaadeen

waxaana hay’ada Bisha Cas ee dalka Qatar ay haatan sheegtay in ay dib u dajin u samaynayso in ka badan 1, 500 oo qoys oo lagu celinayo qaar kamid ah goboladda Koonfureed ee dalkan Soomaaliya

Maalintii shalay ahayd ayaa waxa magaalada Muqdisho laga daabulay ilaa iyo 600 oo qoys oo kasoo barakacay goboladda Baay iyo Sh,hoose kuwaasi oo lagu qaadayay gaadiidka waaweyn ee xamuulka ah waxaana dadka la celinayay la siinayay lacago ay gaadiidka kusii raacaan iyo sidoo kale raashin noocyo kala duwan oo ay ku noolaanayaan ilaa iyo 2 bilood,

Cabdifataax Aadan Macalin oo ah xiriiriyaha dib u dajinta ee hay’ada Bisha Cas Qatar oo aan kula kulmay goobta dadkan gaadiidka laga saarayay ayaa iiga warbixiyay sida ay ugu fududaatay dib u celinta dadkan horey ugu soo barakacay abaarihii ka dilaacay gobolada koonfureed ee dalkan Soomaaliya,

“ waxa inoo suuragashay maanta inaan dib u dajin u samayno dadkii abaaraha kasoo barakacay waxaana barnaamijkan uu yahay mid aan horey u bilaawnay maantana waxa aan qaadaynaa ilaa iyo 600 oo qoys oo aan ku celinayno goobihii ay ka yimaadeen” ayuu yiri Cabdifataax Aadan Macalin oo ah xiriiriyaha dib u dajinta ee hay’ada Bisha Cas Qatar.

Intaa kadib waxa aan la kulmay qoysaskii dib loogu celinayay Goboladda Baay iyo Sh.hoose waxa ayna ii sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay dib ugu laabtaan deegaanadii ay hore ugu soo carareen iyagoona tilmaamay in aysan jirin cid ku cadaadisay in ay dib u laabtaan oo uu yahay go’aan ay qaateen iyaga.

“ waxaan kasoo barakacay Daafeed 5 bilood ayaan Muqdisho joogay manajiraan dhibaatooyin waaweyn oo aan la kulmay waana ku faraxsanahay In aan dib u laabto” ayay tiri Gano Cabdulahi oo kamid ahayd dadkii dib loo celinayay.

Hay’ada Bisha Cas ee dalka Qatar ayaa maalmo kahor waxa ay dhowr boqol oo qoys dib ugu celisay Gobolo kale oo katirsan Koonfurta Soomaaliya waxaana ay sheegtay in ay qorsheynayso in ay sii wado howshan tan iyo inta dadka kasoo barakacay abaaraha ay ku sugan yihiin Muqdisho una baahan yihiin in ay dib u laabtaan.

 

Yuusuf Keynaan/MG/FM

Previous Post

BUKAANADA TBDA ISBITAALKA LAASCAANOOD OO AY LA SOO DARISTAY CUNO IYO DAAWO LA’AAN

Next Post

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku xir xiran dalka Liibiya

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku xir xiran dalka Liibiya

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku xir xiran dalka Liibiya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo