Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku xir xiran dalka Liibiya

admin by admin
February 9, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku xir xiran dalka Liibiya

Photo | Sawir/keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankNairobi:- Dalka Liibiya oo muddooyinkii dambe ay gaarayeen Soomaali fara badan oo doonaya inay uga sii gudbaan dalka Talyaaniga, ayaa waxay Soomaalidaasi ka cabanayaan mas`uuliyiinta Liibiya oo xir xira qaarkoodna ku haya xabsi ku meel gaar ah oo aysan ka bixi Karin.

Magaalada Benghazi ee ku taalla Koofurta Liibiya, waxaa ku yaalla goobaha Soomaalidan lagu xirxiro. Wariye Cabdiraxmaan Maxamed oo ku sugan magaalada Tripoli ee caasimadda ah, ayaa ku soo warramaya in tirade Soomaalida muhaajiriinta ah ee xiran ay gaarayaan illaa shan boqol oo qof waxaana lagu qabtay markii ay ka soo galeen magaalada xadka dalkaasi ku taalla ee Kubra, magaaladaasoo ay ku xirnaayeen muddo saddex bilood ah iyagoo ka dibna lagu soo wareejiyay caasimadda labaad ee dalka Liibiya, Benghazi.

Xilligan oo dalkaasi Liibiya uu galay xilliga qaboobaha, ayaa waxay muhaajiriinta Soomaaliyeed qaarkood naftooda ku biimeeyaan badda si ay ugu tallaabaan dalka Talyaaniga ee qaaradda Yurub.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya, Mudane Cabdiqani Maxamed Waceys ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in Soomaalida la xir xiray lagu hayo xerooyin si naftooda looga badbaadiyo inay badda ku halligaan.

Dhowaan ayay ahayd markii doon sidday tahriibayaal Soomaaliyeed oo ka baxday dalkaasi ay ku kharaqmatay gudaha badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga, halkaasoo ay ku dhinteen dhammaan dadkii doonida saarnaa.

MG/FM

Previous Post

Bisha Cas ee Qadar oo dib u dejin u samaysay 1,500 oo barakacayaal ah

Next Post

Barakacayaasha Ceelcade oo dhibaatooyin haystaan

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Barakacayaasha Ceelcade oo dhibaatooyin haystaan

Barakacayaasha Ceelcade oo dhibaatooyin haystaan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo