Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha Ceelcade oo dhibaatooyin haystaan

admin by admin
February 10, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaasha Ceelcade oo dhibaatooyin haystaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankGedo:- Waxaa laga deyrinayaa xaaladaha nololeed ee ay ku sugan yihiin qoysas ku barakacay dagaalo bishii la soo dhaafey deegaanka Ceelcade oo ka tirsan gobolka Gedo ku dhexmarey ciidamada Kenya iyo kuwa DKMG oo isku dhinac ah iyo xarakada Alshabaab, dadkaan oo u badan haween iyo carruur ayaa dhibaatada ugu darani tahay cuno la,aan, hoy la,aan iyo weliba helitaanka adeeg caafimaad oo aan jirin.

Qoysaskaasi barakacayaasha ah ayaa markii duqaymaha iyo dagaalada kale dheceen u cararay goobaha miyiga ah ee ku teedsan Ceelcade oo la hadlayey warbaahinta ayaa waxay sheegeen in xaaladooda nololeed haatan ay taagan tahay meel halis ah, iyagoona tilmaamay dhibaatooyinka nololxumo ay u sii dheertahay welwelka colaadaha iyo deganaansho la,aanta halkaasi ka jirta iyo weliba xirnaanshaha wadooyinkii ay soo marayeen badeecooyinka ganacsi oo ku xirmay dagaalada, arrimahaasi oo idil ayey sheegeen in ay qeyb ka tahay dhibaatooyinka ay qabaan dadka barakacayaasha ah.

Maryan Ciise Maxamuud oo ka mid ah qoysaska ka barakacay Ceelcade oo la hadlaysay raadiyo Ergo ayaa sheegtay in meel halis ah ay taagan tahay nolosha dadkii ka barakacay Ceelcade, iyadoo sheegtayna mushkilada ugu darana in ay ka taagan tahay dhinaca helitaanka raashinka, hoy la,aan iyo weliba cuduro ay ka mid yihiin duumada iyo kuwa neef mareenka ku dhaca oo ay sheegtay in carruur faro badani la liitaan.

Sidoo kale Maxamed Sh.Xasan (Bacle) oo ka mid ah odoyaasha Ceelcade ayaa waxaa uu rajo xumo uu ka muujiyey xaaladahay ku sugan yihiin qoysaskaasi faraha badan ee ka barakacay guryahooda in xilligan ayan uu muqan ififaalo ay dib ugu soo laaban karaan deegaanka, maadama weli ay taagan tahay cabsidii dagaal.

Weli waxaa ka taagan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo colaadahii u dhexeeyey qaybaha soo kala horjeeda kuwasoo xanibay ganacsigii, taasoo adkaysta inay dadku helaan raashin ku filan. deegaanadaasina ay tilmaamayaan in Qoysaskaasi ay haysato dhibaatooyin adag oodhinaca Nolosha ah.

Axmed Cumar Saalixi/MH

Previous Post

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku xir xiran dalka Liibiya

Next Post

Nolosha xeryaha dadka soo barakacay ku jiraan ee Gaalkacayo

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Nolosha xeryaha dadka soo barakacay ku jiraan ee Gaalkacayo

Nolosha xeryaha dadka soo barakacay ku jiraan ee Gaalkacayo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo