Qarax lala beegsaday garoon kubada cagta ah
Muqdisho:- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay qarax nooca miinada ah oo ka dhacay garoon lagu ciyaaro kubada cagta ah oo ku yaala xaafada Xararyaale ee degmada Wardhiigleey ee...
Read moreMuqdisho:- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay qarax nooca miinada ah oo ka dhacay garoon lagu ciyaaro kubada cagta ah oo ku yaala xaafada Xararyaale ee degmada Wardhiigleey ee...
Read moreBAY:- Qaarkamid ah qoysas dhowaan ka barakacay xiisadaha kajira deegaanno katirsan gobolka Bay ayaa bilaabay in ay dib ugu soo laabtaan xaafadahooda kaddib markii deganaansho laga dareemay goobihii ay lawareegeen...
Read moreBakool:- Xiisado colaadeed oo u dhexeeya ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah iyo kuwa Al-Shabaab, ayaa saaka ka taagan deegaanno ku dhow degmada Xudur ee gobolka Bakool, halkaasi oo shalay...
Read moreDhadhaab:- Waxaa lagu soo gebagebeeyey xarunta ICC ee Hagardheer Youth Umparella xaflad qalin jebin ah oo loo sameeyey labatan iyo sideed arday oo baranayay mudo billo ah culuumta laxariirta isticmaalka...
Read moreBakool:- Dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka magaalada Xudur gaar ahaan deegaanka Teed oo qiyaastii 30km dhinaca bari kaga beegan magaalada Xudur....
Read moreBAY:- Kaddib dagaallo saamayn ku yeeshay dadka rayidka ah oo ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Bay, ciidamada dowladda oo ay wehliyaan kuwo Itoobiyaan ah ayaa la wareegay gacan ku haynta...
Read moreBerdaale:- Degmada Berdaale ee gobolka Bay, ayaa saaka ah mid haawanaysa ka dib markii inta badan qoysaskii ku noolaa deegaankaasi ay ka barakaceen sababo la xiriira dagaallada ka soo cusboonaaday...
Read moreNairobi:- Hay`adda gargaarka ee Oxfam, ayaa ugu baaqday waddamadda ka qayb gelaya shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya laguna qabanayo London maalinta berri ah oo taariikhdu tahay 23ka Febraayo, inay awoodda...
Read moreDhadhaab:- Iyadoo qaxootiga soo galaya xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka Woqooyi bari Kenya ay soo badanayaan, ayaa haddana waxaa lagu soo warramayaa in xeryahaasi ay ka jiraan xaalado biyo la`aaneed...
Read moreMuqdisho:- Waxaan halkan idinkugu soo koobeynaa wareysi ay idaacadda Ergo la yeelatay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Soomaalia. Wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka qaranka Soomaaliya Cabdisamed Macalin Maxamuud ayaa radio...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo