Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarashada ardayda qaxootiga

admin by admin
February 23, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Waxbarashada ardayda qaxootiga

Photo | Sawir/Keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDhadhaab:- Waxaa lagu soo gebagebeeyey xarunta ICC ee Hagardheer Youth Umparella xaflad qalin jebin ah oo loo sameeyey labatan iyo sideed arday oo baranayay mudo billo ah culuumta laxariirta isticmaalka barashada aalada casriga ee cumputarka kuwaas oo isagu jiray, wiilal iyo gabdho. Munasabada ayaa waxaa ka sooqeyb galay qaar kamid ah wakiilada hayadaha UNHCR, DRC, Save the Children, CARE, DRA oo dawlada Kenya uqaabilsan arrimaha qaxootiga iyo qaar badan oo ah hogaanka bulshada rayidka walidiin iyo dhalinyarada.

inta badan waxa halkaas ka hadly wakiillada haayadaha gar garka fadhigoodu yahay xeradaas waxayna sheegeen baahida loo qabo sare u qaadida tayada aqooneed ee dhalinyarada,

Laakiin haweeneey lagu magacaabo Sarakamow oo wakiil ka ahayd hayada DRC oo iyadu bixisay tansiilaadka waxa ku baxay barnaamijkaas ayaa sheegtay n tani ay ahayd tijaabo balse ay muhiim tahay inay sii socdaan dadaalada lagu horumarinayo tayada dhalinta, waxayna tibaaxday dhanka kale in dhalinyarada waxay barteen ay kudabaqaan naftooda ayna u gudbiyaan bulshada inteeda kale.

Qaar kamid ah hogaanka bulshada qaxootiga ayaa ku amaanay dadalka ururka dhalinyarada Xagardheer balse uga digay wax kasta oo keenaya daganaasho la ,aan iyo isku dhacyo loogana baahan yahay inay ka qayb qaataan dadaalkasta oo wax ku ool ah.

Nuur Tawane Hilawle oo ah gudoomiyaha isku xirka dalada dhalinyarada Xagardheer ayaa sheegay in ay haystaan toban cumputar oo keliya iyo labo macalin taasina aysan ku filnayn dhalinta u diiwaan gashan, isagoo intaas ku daray in hada ay wax barasho bilaabeen todobaatan iyo sideed arday oo ah dufcadii labaad wuxuu ugu danbeeyn ka codsaday hayadaha QM ee ka hawl gala xeradan inay laba laabaan barnamijyada horumarineed ee dhalin yarada loo samaynayo maadaama ay ku haysato xeryaha qaxootiga duruufo kala gedisan. Shahaadooyinka lasiiyay ardaydan ayaa waxaa baxshay macad fadhigiisu yahay NBI oo lagu magacaabo {CSK}

Mar ay waraysatay idaacada Ergo qaar kamid ah dhalinyarada kaqalin jabisay macadka ICC ee Xagardheer dareenkooda ayey sheegeen siday ugu faraxsan yihiin, iyagoo sheegay sidoo kale inay ugud binayaan macluumaadkan ardayda kale ee aan fursadan oo kale helin.

Xeryaha qaxootiga dhadaab ayaa waxaa ku sugan kumanaan dhalinyaro oo mudo dheer ku noolaa xeryahaas iyo kuwo waqtiyo dhexe joogay oo intooda badan aysan hayn wax shaqo ah halka qaar badan oo dhamaystay tacliinta dugsiyada dhexe/sare ay bagamuudo ku yihin xeryaha, iyagoonna helin xirfado u sahli kara inay ku shaqaystaan si ay u daboolaan duruufaha nololeed ee haysta, waxaase jira tiro yar oo shaqeysa kuwaas oo xitaa qudhooda mushaarooyinka ay qaataan aysan dabooli karin baahidooda.

Farhaan/MH

Previous Post

Dagaalo ka dhacay Bakool iyo dawladoo sheegtay inay qabsatay Xudur

Next Post

Xaaladihii ugu danbeeyey ee dagaalada ka taagan gobolka Bakool

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Xaaladihii ugu danbeeyey ee dagaalada ka taagan gobolka Bakool

Xaaladihii ugu danbeeyey ee dagaalada ka taagan gobolka Bakool

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-MAY-2026

IDAACADDA 22-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo