Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Biyo la`aan ka jirta xerada qaxootiga Xagardheer

admin by admin
February 20, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Biyo la`aan ka jirta xerada qaxootiga Xagardheer
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDhadhaab:- Iyadoo qaxootiga soo galaya xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka Woqooyi bari Kenya ay soo badanayaan, ayaa haddana waxaa lagu soo warramayaa in xeryahaasi ay ka jiraan xaalado biyo la`aaneed oo soo noqnoqday.

Xerada qaxootiga ee Xagardheer ayaa biyo la`aanta ka jirta waxay saameyn ku yeesheen dadka ku nool halkaasi. Oday waayeel ah oo gacmaha ku sitay labo jirgaan oo toban qaad ah, kuna sugnaa Section (M) oo xeradaasi Xagardheer ka tirsan oo xaaladda biyo la`aaneed uga warbixiyay Raadiyo Ergo ayaa wuxuu yiri “ Biyo la`aan baa jirta, dadku waa ooman yahay meelihii biyaha laga heli jirayna lagama helo hadda. Waxaa arrintaasi sababtay dadka oo aad ugu batay xeryaha.”

Haween qaarkood umul ahaa, oo iyaguna caagag badan oo ay biyo ku doonayeen sitay ayaa ka warramaya biyo la`aanta heysata “ Siddeed iyo labaatan beri baanu biyo la`aan ahayn, markaan hadda helnayna waa ciriiri oo dadkaa ku badan xerada, wasakhda iska dhaqno biyo nadiif ah oo aan cunto ku karsannana ma heysanno.”

Falalka ammaan darrada ah ee muddooyinkii ugu dambeeyay ku soo kordhayay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, ayaa loo aaneynayaa inay hoos u dhigeen adeegyadii bulshada ay u qaban jireen hay`adaha gargaarka oo qaarkood isaga baxay halkaasi ka dib markii qaar ka mid ah shaqaalahooda afduub loogu geystay gudaha xeryahaasi.

Farxaan Xasan Lafoole/FM

Previous Post

WARARKA QIIMAHA XOOLAHA

Next Post

Oxfam oo baaq u dirtay shirka London

Related Posts

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
Next Post
DDG oo munaasibada Ciida Carafo darteed markale codsatay sii daynta shaqaalaheeda

Oxfam oo baaq u dirtay shirka London

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-JUN-2026

IDAACADDA 14-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUN-2026
June 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo