Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Oxfam oo baaq u dirtay shirka London

admin by admin
February 22, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
DDG oo munaasibada Ciida Carafo darteed markale codsatay sii daynta shaqaalaheeda
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankNairobi:- Hay`adda gargaarka ee Oxfam, ayaa ugu baaqday waddamadda ka qayb gelaya shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya laguna qabanayo London maalinta berri ah oo taariikhdu tahay 23ka Febraayo, inay awoodda isugu geeyaan hannaan is faham keenana in wada jir ah, oo wax loogu qabto si loo hormariyo ammaanka waddanka kaasoo dan u ah bulshada Soomaaliyeed.

Hadal qoraal ah oo Oxfam ugu hal qabsatay “danta umadda Soomaaliyeed waa in laga hormariyaa wax kasta,” ayey ku sheegtay warbixintaan in la gaaray wakhtigii bulshada caalamku ay tallaabooyinkooda mideyn lahayd, kuwasoo horay u kala tagsanaa muddooyinkii badnaa ee la soo dhaafay. Marka laga soo tago dib u dhiska loo samaynayo waddanka, fara gelinta ciidan ee
socota waxay sii adkaynaysaa arrimaha bani`aadannimo waxayna niyad jebinaysaa dadaalka bulshada caalamku wadaan ee soo kabashada ah.

Waa waqtigii shirka London lagu dhisi lahaa aragti cusub oo Soomaalida mustaqbalkeeda iyo baahideeda wax loogu qaban lahaa loona siin lahaa fursado ay ku wada hadlaan kuna gaaraan hannaan ku dhisan is faham oo keena nabad waarta iyo dariiqa dib u dhiska waddankooda, ayey tiri Barbara Stocking oo ah madaxa hay’adda Oxfam, iyadoo ku boorisay ka qayb galayaasha shirka London inay hoosta ka xarriiqaan fursadaha jira ayna gacan ka gaystaan raadinta xudunta colaadda Soomaaliya laguna midayn lahaa dhammaan figradaha iska soo horjeeda ee ay aaminsan yihiin dadka Soomaaliyeed.

Oxfam, waxay ku tilmaantay shirka London fursad waddanka gaarsiin karta marxalad xasilooni iyo dib u dhis lagu gaari karo, haddii tallaabooyinka siyaasadeed, xal doon iyo dib u dhis la mideeyo lana joogteeyo gargaarka caalamka ee lagama marmaanka ah, arrimahaan oo gacan ka geysan kara hannaanka badbaadinta nafaha iyo caawinta dib u soo noolaynta mustaqbalka dadka Soomaaliyeed si arrimahaan loo gaarana waxaa waajib ah in la caddeeyo doorka siyaasadeed iyo nabad dhalineed ee la wado.

Oxfam waxay tibaaxday inkastoo mas`uuliyadda koowaad ay saaran tahay Soomaalida siii ay uga gudbi lahaayn colaadaha socda mudda ku dhow rubuc Qarniga, haddana waxaa la gaaray waqtigii bulshada caalamku ay xaaladda u wajihi lahaayeen si dhab ah. Iyadoo waddamo badan ay waqtigaan ciidamo u soo direen Soomaaliya, ayaa hawl gallada ay wadaan xoogaa keentay in ammaanka qaybo badan oo wadanka ah iyo waddamada deriska la ah Soomaaliya soo hagaagaan, laakiin waxaa jira warar kuwaas ka geddisan oo qaybo gudaha waddanka ah ka imaanaya, hay`adaha gargaarka ee taakulaynaya dadka dhibaataysan ayaa dhibaato kala kulmaya dhinacyada dagallamaya, Oxfam ayaa warbixinteeda ku soo geba gebaysay “guusha shirka London wuxuu ku xiran yahay sida ay wax ku ool u noqdaan waxyaabaha ka soo baxa”.

MH/MG/FM

Previous Post

Biyo la`aan ka jirta xerada qaxootiga Xagardheer

Next Post

Barakac ka taagan Berdaale iyo Baydhabo

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Barakac ka taagan Berdaale iyo Baydhabo

Barakac ka taagan Berdaale iyo Baydhabo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo