Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

WARARKA QIIMAHA XOOLAHA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
February 17, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
WARARKA QIIMAHA XOOLAHA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQiimaha xoolaha magaalooyinka haddaan maanta wax ka taataabanno qiimaha xooluhu ka joogaan goobo kala geddisan, gobolladda qaar xoolaha dhoofka ayaa suuq fiican leh halka qaar kalena aysan jirin saylad fiican, guud ahaanse xaaladaha ay ku sugan yihiin xoolaha Soomaaliya waa mid wanaagsan oo hilibkooda io nacfigooda kaleba korreeyo.

Burco
Sayladda ayaa iyadu toddobaadkaan xooluhu si fiican iibkoodu uga socday, gaar ahaan adhiga dhoofka ah, Adhiga Dhoofka ee 2 illaa 3 jir muunada 1aad = $72 Adhiga Dhoofka ee 2 ilaa 3 jir muunada 2aad = $70-68 Adhiga qalliinka ahina $75
Geela Aaranka ah $420
Geela qalliinka ah $700

Beledweyne
Sicirka Xoolaha ee suuqa
Geela  dubaaxiga ah ee Geelxamarka ah =  $600
Qurbacda la dhoofsho  ee 5 jir illaa 3 jirka ah = $370
Geela geel kawaanka ah ee la qalo = 510
Lo’da dibida dhoofka 32 – 3 jirka = $200 – 250
Lo’da qalliinka $210

Adhiga jarka ah ee la dhoofinayo  marka la eego sayladda Beledweyne ma lahayn dalabaad badan maant,a wuxuuse marayaa Muunada 1aad $60 Muunada 2aad 50 Adhiga dhaqaalka ah (Ceesaamaha) $40 Fiiro gaar ah: Seyladaha kale ee xoolaha lagu iibiyo maalmaha gaarka ee ku yaal gobolka Hiiran sida, tan Halgan ee loo yaqaan (Koronto Une) oo wax iibsigeeda la isugu yimaado maalinta Khamiista, Tan Buullabarde oo iyana Sabtida ah iyo degmada Jalalaqsi oo iyana ah maalinta Khamiista ee toddobaadka xoolaha lagu kala iibsado ayaa dhammaantood ku qiimo ah seyladda Beledweyne.

Gobollada Puntland

Gaalkacayo
Geela muunada 1aad $525
Geela muunada 2aad $485
Adhiga muunada 1aad $57
Adhiga muunada 2aad $51

Boosaaso
Adhiga muunada 1aad $65
Adhiga muunada 2aad $55
Lo’da muunada 1aad $300

Buuhoodle
Adhiga muunada 1aad $60
Adhiga muunada 2aad $55

Garoowe
Geela muunada 1aad $570
Geela muunada 2aad $485
Lo’da muunada 1aad $250
Lo’da muunada 2aad $200

Baardheere
Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo iyana waxaa ku taalla sayladda xoolaha ugu weyn ee gobollada Bay, Bakool Gedo iyo qaybo ka mid ah waqooyi bari Kenya, qiimaha xooluhuna waxay maanta ka marayaan:

Geela oo ah kan ugu qaalisan: Aaranku waa 360 Geela koromada waxay u dhexeeyaan 850 – 900 Adhiga Jarka ah ama dhoofka55 -60 Dollar Lo’da dibadda ahi waxay u dhaxaysaa 200 – 250 dollar

Dhuusamareeb
Geela dhoofka (Aaranka) $570
Geela Qaliinka (Kormada) $350 – 450

Muqdisho
Geela qalliinka ayaa u dhexeeya $900 – 1000 Adhiga ayaa isaguna ah $65 – 90 Saylada Garisa ayaa iyana

Garissa
Lo`da oo ah tan ugu qiimaha badan toddobaadkaan waxaa la kala siisanayey Muunada 1aad (Hawjaha) Ksh 36000 Muunada 1aad (Hawjaha) Ksh 30000 Qaalmaha Ksh. 25000 Geella oo suuqiisu uusan badnayn ayaase qiimahiisu koreeyaa Gaarisa Muunada 1aad Ksh 45,000 ilaa 50,000 Muunada 2aad Ksh 30,000 Adhiga ayaa isaguna u dhexeeya Ksh, 4,000 ilaa 6,000

Guud ahaanna wararka qiimaha xoolaha ee toddobaadkaan waa naga intaas, wixii farriin iyo talo ah waxaad noogu soo hagaajin kartaa info@radioergo.org

Previous Post

Wasiirka arrimaha gudaha: Bannaynta guryaha dawladda ayaa dhinaca kalena keeni karta kororka tirada barakacayaasha

Next Post

Biyo la`aan ka jirta xerada qaxootiga Xagardheer

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
Biyo la`aan ka jirta xerada qaxootiga Xagardheer

Biyo la`aan ka jirta xerada qaxootiga Xagardheer

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo