Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakac ka jira degmada Badhaadhe

admin by admin
February 3, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakac ka jira degmada Badhaadhe
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKismaayo:- Cabsi iyo barakac ayaa ka jira degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, kadib markii ay halkaasi dagaal kula wareegeen ciidamada huwnta ah ee isgarabsanaya, ayadoo colaadda ka jirta nawaaxiga Badhaadhe uu saameyn ballaaran ku yeeshay howlihii dhaqdhaqaaqa bulshada ee degmada Badhaadhe.

Dad ku suggan magaalada Badhaadhe, ayaa Raadiyo Ergo u xaqiijiyay in boqollaal qoys oo u badan haween, Carruur iyo dad da` ah ay billaabeen inay ka barakacaan guryahoodii ku yaallay magaalada Badhaadhe iyagoo dadkaasi ka cararaya inay dhibaato ka soo gaarto dagaallo ay suura galtahay in gudaha magaalada ay ku dhex maraan dhinacyada is haya.

Qoysaskaan ka barakacay degmada Badhaadhe ayaa u barakacay dhulka Miyiga ah ee ku teedsan degmada Badhaadhe, waxaana qoysaskani ay yihiin kuwo aan gabi ahaanba haysanin adeegyadii aasaasiga ahaa ee dhanka nolosha sida Biyaha la cabo, raashinka iyo adeegyada kale.

Majirto dad rayid ah oo ku waxyeelloobay intii dagaallada iyo xiisadaha ay ka jireen degmada Badhaadhe nawaaxigeeda, sida ay dadka deegaanka iyo Saraakiisha Ciidamada dowladda u sheegeen Raadiyo Ergo.

Dareenka dadka fara ku tiriska ah ee iyagu magaalada ku haray ayaa aad u kacsan, iyagoo sheegay inay magaalada ka baxayaan haddii ay xaaladdu sidaan ku sii socoto.

Howlihii ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqii bulshada degmada Badhaadhe ayaa gabi ahaanba hakad galay, ayadoo ay arrintaasi sii adkeysay xaaladaha isbiirsaday ee halkaasi ka jira.

Ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo ay kaabayaan kuwa Militariga dowladda Kenya, ayaa Khamiistii la wareegay gacan ku haynta magaalada Badhaadhe kadib dagaal xoogan oo ka dhacay meel bannaanka ka ah magaalada.

Khadar/FM

Previous Post

OCHA: Waa in la joogteeyaa heerarka gargaarku ku socdo si loo adkeeyo guulihii bani’aadamnimada ee la gaarey

Next Post

QIIMAHA XOOLUHU KA JOOGAAN MAGALOOYIN DOOR AH TODOBAADKAAN

Related Posts

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhalatay fatahaad ka dhacday Qalaafe
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhalatay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
Next Post
QIIMAHA XOOLUHU KA JOOGAAN MAGALOOYIN DOOR AH TODOBAADKAAN.

QIIMAHA XOOLUHU KA JOOGAAN MAGALOOYIN DOOR AH TODOBAADKAAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUN-2026

IDAACADDA 09-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUN-2026
June 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUN-2026
June 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUN-2026
June 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUN-2026
June 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo