MACALIMIINTA DUGSIYADDA DOWLADDA OO SHAQADA JOOJIYAY
Kumanaan carruur soomaali ah oo wax ka baranayay dugsiyadda mashruuca ‘Aada Dugsiyadda’ ayaa guryaha fadhiya maalintii lixaad kadib markii macalimiinta shaqo joojin ku dhawaaqeyn. Shaqo joojinta oo bilaabatay khamiistii ayaa...
Read more











