Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

WARARKII QIIMAHA XOOLAHA SAYLADAHA QAARKOOD

admin by admin
January 10, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
WARARKII QIIMAHA XOOLAHA SAYLADAHA QAARKOOD
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKulanti wacan dhegeystayaal kuna soo dhowaada warbixinihii qiimaha xooluhu ay ka marayaan saylado kala gedisan, waxaanan todobaadkaan ku bilaabaynaa salayadaha Burco iyo Hargeysa, Cumar Serbiya oo ah weriye ku sugan Hargeysa ayaana u kuur galay wuxuuna sheegay in qiimaha xoolaha ay hoos u dhaceen magaalooyinkaas, marka loo fiiriyo siday ahaayeen saddex bilood ka hor oo ahayd xilligi arafadda lagu jiray.

Burco

Faarax Abtidoon oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee Burco ayaa Ergo u sheegay in qiimaha xooluhu sayalda saaka ka yihiin sidaan.

Geela qurbaca ah

Muunada 1aad = 520

Muunada 2aad = 500

Geela Qaliinka

Muunada 1aad = 800

Adhiga

Muunada 1aad = $82

Muunada 2aad = 75

Faarax ayaa sheegay in maalintii 20 neef oo geel ah oo gudaha lagu qalo la keeno sayladda Burco, iyadoo geela dhoofka ahna loo sii gudbiyo dhinaca magalada Berbera si looga sii dhoofiyo

Hargeysa

Sayladda hargeysa ayaa geela qiimahiisu la mid yahay kan Burco

Adhiga

adhiga waaweyne muunada 1aad = $90

Muunada 2aad = $85

Lo’da

Muunada 1aad = 400

Muunada 2aad = 350

Saynab Cumar oo ah haweenay adhiga ka ganacsata saylada Hargeysa ayaa sheegtay  in xooluhu Hargeysa uga yimaadaan tuulooyinka ku xeeran

Dhinaca magalada Garisa weriyaheena Samsam Cabdiqaadir oo hadda ku sugan, waxayna sheegtay in qiimaha lo’du saddexdii todobaad ee la soo dhaafay kor ayuu u kacay, adhigase labadii todobaad hoos ayuu u dhacay qiimihiisu. sidoo kale saylada Garisa waxaa ku sugan ganacsato isaga kala timid wadamada bariga Afrika oo donaya inay lo’ ka iibsadaan.

Shaafici Shidane Dhaqane oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee sayladda Garisa ayaa sheegay

Lo’da

Muunada 1aad = Kes 50,000

Muunada 2aad = Kes 35000

Adhiga

Muunada 1aad = 6000

Muunada 2aad = 5000

Geela

Muunada 1aad = 60,000

Muunada 2aad = 50, 000

Maxamed Xasan

Previous Post

CILMI BAADHE DHINACA BEERAHA AH OO TALOOYIN SIINAYA BEERALAYDA SOOMAALIDA

Next Post

GABAR 16 JIR AH OO LA NOOL AIDS OO SHEEGTAY IN LA TAKOORAY

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Next Post
GABAR 16 JIR AH OO LA NOOL AIDS OO SHEEGTAY IN LA TAKOORAY

GABAR 16 JIR AH OO LA NOOL AIDS OO SHEEGTAY IN LA TAKOORAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo