Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

WARAYSI KUSAABSAN HELITAANKA MAADADA BIRTA (IRON) EE DHIIGA DHISTA

admin by admin
January 9, 2014
in Caafimaadka
0
WARAYSI KUSAABSAN HELITAANKA MAADADA BIRTA (IRON) EE DHIIGA DHISTA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
Maadada birta la dhaho (Iron) oo ah tan dhista dhiiga qofka bani’aadamka ku jira, iyadana ay sabab u tahay aasaaska dhiiga ayaa ah macdan muhiim u ah jirka bani’aadamka, macdantaan ayaa ah mid la shaqaysa helista oksajiinta, haddaba calamadaha markay jirka ku yaraato, ama siyaabaha loo helo ayaan waraysi kala yeelanay Xalima Nasri Maxamed oo ka tirsan barnaamijka cuntadda qaramadda midoobay ee WFP gaar ahaan dhinaca nafaqadda
S. Maxaa sababa in qofka maadada birta ay ku yaraata?
J. Waxyaala badan ayaa sababa, haweenka oo kale markay gaaraan xilliga dhiiga ay helaan waxay ku keentaa inay ku yaraato birtu, o dhiig baxaas ayaa keena, qofka oo aan helin cunto nafaqo leh ayaa iyana ka mid ah,
S. Qofku si uu u kobciyo birta ku jirta jidhkiisa maxaa looga bahan yahay inuu qofku cunno?
J. Waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga helo IRONta waa inuu qofku helaa cunto ay ku jirto maadada Portin oo laga helo hilibka, ukunta iyo khudaarta cagaaran
S. Dadkee u jilicsan la’aanta IRON?
J. Hooyoyinka dhala ayaa u badan, sidoo kale ilmaha ka yar shanta sano ayaa iyana u ah khatar, waxaana muhiim ah in mar kasta lala socdo faya qabkooda
S. Ilmaha shanta sano ka yar maxaa la siin karaa si macdantaan kor loogu qaado?
J. Ilmaha markuu dhasho waxaa muhiim ah in loo sameeyo naasnuujin, lixda bilood ee ugu horaysa, kadibna waa in la siiyo cunto dheeli tiran oo ay ukuntu ka mid tahay
S. Dadka da’da ah iyaga ka waran?
J. Dadkaas iyaguna waxay u bahan yihiin ilaalo gooniya, waayo calooshoodu awood badan uma lahan qaadashada cuntadda, waxaase muhiim ah in la siiyo cunto isu dhow dhow oo loo yar yareeyo si uu u helo IRON ku filan, weliba la siiyo beerka, ukunta, kelyaha iyo hilibka kaleba.
S. Side qofku ku ogaan karaa in macdanta IRON ay ku yartahay?
J. Halka shay ee qofku ku dareemi karo arintaan waxaa ka mid ah, qofkii inuu nuglaado oo daal badan muujiyo, madax xanuun badan, hurdo la’aan habeenkii ah, wadnahoo garaaca, waxaase wanaagsan inaad tagto goob caafimaad oo iska baarto in IRONta dhigaagu hoosayso
S. Maxay dhib ah oo keeni kartaa haddi IRONta dhiiga ku jirtaa badato?
J. Waxay keentaa in wadnaha qofku xoog u shaqeeyo, wareer ayuu sidoo kale qofku dareemayaa, waxaana wanaagsan qofka inuu dhiigiisa cabiro markasta
S. Ma jirtaa daawooyin la qaato si kor loogu qaado macdanta?
J. Annaga WFP ahaan haddaan nahay Soomaaliya xarumaheena waan ka bixinaa dawadaas, waxaanan kula talinaynaa hooyooyinka uurka leh inay tagaan xarumahaas si ay u helaan daawooyinkaas, waana lacag la’aan.
MH
Previous Post

Xaaladda barakacayaasha loo rararay duleedka Hargeysa

Next Post

Waraysi kusaabsan helitaanka maadada birta (Iron) ee dhiiga dhista

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Waraysi kusaabsan helitaanka maadada birta (Iron) ee dhiiga dhista

Waraysi kusaabsan helitaanka maadada birta (Iron) ee dhiiga dhista

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-MAY-2026

IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo