CUNTO YARI XUDUR KA JIRTA
Kumanaan qoysas ah oo weli ku harsan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa heysta cuno-yaraan baahsan kadib markii ganacsatada ay hantidoodii kala qaxeen magaalada. Ambiyo Axmed Xasan, oo ah...
Read moreKumanaan qoysas ah oo weli ku harsan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa heysta cuno-yaraan baahsan kadib markii ganacsatada ay hantidoodii kala qaxeen magaalada. Ambiyo Axmed Xasan, oo ah...
Read moreIsbitaalka weyn ee degmada Baladweyne ayaa qarka u saaran in uu u xirmo daawo yari baahsan oo heysata. Agaasimaha Isbitaalka Axmed Maxamed Khaliif ayaa sheegay in daawada ay gabaabsi ku...
Read moreBeeralleyda biyaha roobka wax ku beerta ee magaalada Baydhabo ayaa dalagyada ay sanadkna goosteen keydsanaya, oo bakaar ahaan u duugaya, iyagoo aan badankood tacabkooda suuqa u iib-geyneynin. Cali Aadan Axmed...
Read moreBeeraleeyda ku dhaw-dhaw magaalada ee beerahooda biyaha ay ka baxeen ayaa bilaabay inay beertaan dalagyada xilliga guga laga isticmaalo gobalka waxayna inta badan biyaha siiya beerha kanaalka barwaaqo oo u...
Read moreXarunta haweenka dhimirka la’a ee Gaalkacyo ayaa qarka u saaran iney dhaqaale iyo daawo la’aan u xiranto kadib markii lacago tabarrucaad ah oo ay bixin-jireen dadka deegaanka, ganacsato iyo qurbo-joog...
Read moreDad badan oo dhimirka ka jiran ayaa ku nool deegaanada gobolada dhexe ee Soomaalida, sida ay sheegeen dhakhaatiirka maskaxda oo deegaanadaa booqday. Kalkaaliye Cabdiraxmaan Cali Cawaale oo Xabeeb ku magacdheer...
Read moreWasaarada Xanaanada Xoolaha ee Somaliland ayaa bilowday ole-ole xoolaga looga talaalayo cudurrada halista ku ah. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir ayaa sheegay in xoolo ka badan afar milyan...
Read moreUgu yaraan saddex qof ayaa cudur aan la aqoonsan oo lala xariirinayo in ay ka dhasheen saxada deegaanka oo aan hagaagsaneyn iyo isticmaalka biyaha aan nadiifka aheyn ugu dhintay tuulo...
Read moreQiimaha kaluunka ayaa kor u kacay saddexdii bilood ee la soo dhaafay, siduu Ergo u sheegay Cismaan Mayo woo ah nin kaluunka ku iibiya suuga kaluunka ee Muqdisho, qimahaan ayaa...
Read moreMaalmahan beeralleyda gobolka Bay waxay ku mashquulsan yihiin goosashada dalagga kala duwan oo ay sugayeen in ay xilli sanadeedkan ay helaan, waxaana dalagyada ay beerteen ka mid ahaa haruurka galleyda...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo